Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Magaalada Stockholm.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Magaalada Stockholm.

April 8, 2017

Wararka ka imaanaya magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden ayaa sheegaya in ugu yaraan afar ruux ay dhinteen, tiro kalena ay dhaawacmeen ka dib markii nin kaxeynayey gaari xamuul ah uu dad badan ku jiiray bartamaha magaalada, Iyadoona lagu soo waramayo in howlgalo iyo olole raaf ah oo ay sameeyeen ciidamada Police-ka lagu soo qabtay ugu yaraan 2 ruux oo la sheegay in ay ku lug lahaayeen falkaasi.

Saraakiisha Police-ka iyo xeer ilaaliyeyaasha wadanka Sweden ayaa falkan ku tilmaamay waxa ay ugu yeeraan weerar “Argigixisanimo” Iyagoona sheegay in weerarka uu ahaa mid qorsheysan oo in muddo ah la soo abaabulayey marka loo eego qaabka loo fuliyey iyo meesha uu ka dhacay. Laamaha Amaanka ee Xukuumada Sweden ayaa shaaciyey in weerarka loo adeegsaday gaari Xamuul ah oo la soo xaday, Islamarkaana qofka kaxeynayey gaariga uu beegsaday meel laga tukaameysto oo aad u mashquul badan oo ku taalla bartamaha magaalada Stockholm ee caasimada wadanka.

Kumanaan ka mid ah ciidamada amaanka ayaa lagu soo daadiyey wadooyinka iyo xaafadaha magaalada si loo dabagalo dadka lala xiriirinayo weerarkan, Waxaana ilaa hadda la xaqiijiyey ugu yaraan laba qof oo ciidamada Police-ku ay soo xireen kuwaas oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen weerarka.

Mid ka mid ah labada qof ee la qabtay ayaa la sheegay in uu ahaa qof in muddo ah la tuhunsanaa oo il gaar ah ay ku heysay dowlada Sweden balse ilaa hadda lama cadeymo muujinaya in uu ku lug lahaa weerarkan. Labadan qofba waxaa lagu soo qabtay howlgalo ay habeenkii xaley ahaa fuliyeen ciidamada Police-ka.

Afhayeen u hadlay Police-ka magaalada Stockholm ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in ugu yaraan 4 ruux ay ku dhinteen weerarkan, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen 15 ruux oo kale oo qaarkood xaaladooda laga deyrinayo.

Ra’isul Wazaaraha wadanka Sweden Stefan Lofven oo ka hadlay arintan ayaa weerarka ku tilmaamay mid “Argigixisanimo” Wuxuuna sheegay in baaritaanada la sameeyey ay tilmaamayaa in weerarka uu ahaa weerarka “Argigixisanimo” oo la soo qorsheeyey.

“Dhamaan Baaritaanada la sameeyey waxay tilmaamayaa in weerarku ahaa mid argigixisanimo, Waxaan walaaceyga la qeybsanayaa dadka dhintay, kuwa dhaawacmay iyo qoysaskooda, Waxaana dadka ugu baaqayaa in ay feejignaan dheeri muujiyaan, Police-kuna ku soo wargeliyaan wax waliba oo ay arkaan” ayuu yiri xilli uu ka hadlay weerarka.

Wadamada Qaarada Yurub waxaa dhowrkii sano ee ugu dambeeyey ku soo kordhayey weerarada kaligii-duulnimo ee isugu jira toogashada, gowraca iyo gaari-jiirsiinta, kuwaas oo inta badan ay fuliyaan dhalinyaro Muslimiin ah oo ka jawaabaya dhibaatooyinka iyo gumaadka ay gaaladu ka wadaan dhulalka Muslimiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Faransiiska Oo lagu Weeraray Dalka Maali.
Next: Dilal Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada