Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gaadiidleyda Gobollada Dhexe Oo Cabasho Ka Muujiyay Isbaarooyinka ‘Hirshabeelle’.
  • Allposts
  • Warar

Gaadiidleyda Gobollada Dhexe Oo Cabasho Ka Muujiyay Isbaarooyinka ‘Hirshabeelle’.

May 13, 2025

Darawallada gaadiidka ee ka howlgala gobollada dhexe ee Soomaaliya, ayaa cabasho xooggan ka muujinaya isbaarooyin xad-dhaaf ah oo waddooyinka uu soo dhigtay maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Hirshabeelle.

Gaadiidleyda oo warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay in lagu soo rogay lacago boqollaal dollar ah, taasi oo aysan awoodin, waxay si gaar ah dhaca dadweynaha ugu eedeeyeen Cali Guudlaawe iyo maamulkiisa.

Waxay sheegeen in madaxda maamulkaasi Riddada ah ay iska dhaga-tireen baaqyo ay u direen, marba marka ka dambeysana lasii kordhinayay lacagaha baadda ah ee ay ka qaadaan gaadiidleyda isaga goosha caasimada Muqdisho iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya.

Gaadiidka qaar ayay sheegeen in lagu soo rogay lacag baad ah oo dhan 700 oo Dollar, maamulka Ridada ee uu madaxa u yahay murtad Guudlaawe ayay sheegeen in uu caqabad ku noqday shaqadooda.

Shirka jaraa’id ee ay Muqdisho ku qabteen ayay gaadiidleydu ku sheegeen in tan iyo Sabtidii ay gaadiidkooda ku xayiran yihiin Muqdisho, shaqoo joojinta ay sameeyeen ayay intaas ku darreen inay sii socon doonto.

Qaar ka mid ah gaadiidledu waxay tilmaameen in lacagaha baadda ah ay usii dheertahay dhac baahsan oo loo gaysto gaadiidka iyo sidoo kale dilal lagula kaco dadka rayidka ah ee isticmaala gobolka Sh/dhexe.

Dhowaan ayay ahayd markii murtad Guudlaawe madaxa maamulka Riddada ah ee Hirshabeelle uu isbaaro ku eedeynayay murtad Xaadoole oo ka mid ah xubnaha golaha dawaaqiidda, waxayna saraakiisha iyo madaxda Riddadu ka simanyihiin baadda gaadiidleyda iyo dadka socotada ah.

Cabashadan ka timid gaadiidleyda isaga kala goosha gobolka Banaadir iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya xilli maalin ka hor 7 baabuur oo kasoo amba-baxay magaalada Muqdisho kuna jeeday magaalada Gaalkacyo lagu afduubtay gobolka Sh/dhexe.

Gaadiidka oo ay saarnaayeen 130 qof ayay maleeshiyo Riddada ka tirsan ku afduubteen inta u dhaxeysa deggaannada Wargaadhi iyo Cadcaddeey sida uu xaqiijiyay nin u hadlay gaadiidleyda, waxayna qayb ka tahay dhibaatooyinka ay sida joogtada ah ula kulmaan dadka rayidka ah ee ku safra deegaannada uu cadowgu kaga sugan yahay Sh/dhexe.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-11-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-11-1446 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.

June 11, 2026
Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.
  • Allposts
  • Warar

Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada