Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Golaha Ammaanka Q.M Oo Meel Mariyay In La Beddelo Howlgalka ATMIS (WARBIXIN).
  • Allposts
  • Warar

Golaha Ammaanka Q.M Oo Meel Mariyay In La Beddelo Howlgalka ATMIS (WARBIXIN).

December 28, 2024

Gudcur mugdi ah ayaa weli ku gedaaman mustqbalka ciidamada kuffaarta afrikaanta ee duullaanka ku jooga soomaaliya inkastoo kufriga caalamiga ah waqti dheeraad ah ugu daray hadane waxaa laysku mari la’yahay cidda maalgelinaysa.

Kadib kulan magaalada New York ee Mareykanka ay ku yeesheen waxa loogu yeero golaha ammaanka ee Q.Midoobay ayay uga doodeen xaaladda dalka Soomaaliya gaar ahaan kooxda ridada iyo mustaqbalka ciidamada Afrikaanta ah.

Dowladda saliibiyadda Ingiriiska oo kufriga caalamiga ah gacanta ugeliyay galka ammaanka soomaaliya ayaa golaha ka hor sheegtay in 31 December 2024 oo ku beegaan bartamaha isbuucan lasoo afjarayo howlgalka kuffaarta Afrikaanta ee loogu yeero ATMIS.

Xubnaha golaha ayaa ka dooday sida laga yeelayo kuffaarta afrikaanta waxayna isku raaceen in ladhiso howlgal cusub oo loogu magac daray AUSSOM, kaasi oo lasiiyay waqti dhan 12 bilood ah wuxuuna howlgalkan socon doonaa muddo hal sano ah, sida ku cad warka kasoo baxay golaha gaalada midowday.

Howlgalka AUSSOM ayaa ka koobnaan doona 12,626 askari oo 1,040 kamid ah noqon doonaan ciidamo boolis ah.

Safiirka kooxda Riddada ee xarunta Q.Midoobay ayaa golaha ka hor sheegay in iyagu ay codsadeen in howlgal cusub laga sameeyo soomaaliya, lagana reebo ciidamada xabashida Itoobiya, khudbadda uu jeediyay ayuu ku muujiyay in kooxda Riddada aysan weli ka maarmin ciidan shisheeye, taasi oo ka dhigan in murtadiinta Soomaaliya aysan kaligood ubabac dhigi karin camaliyaadka mujaahidiinta.

Safiirka Itoobiya u fadhiya Q.Midoobay ayaa khudbad uu jeediyay ku sheegay in amniga geeska afrika uu halis ku jiro islamarkaana awoodda xarakada shabaabul Mujaahidiin ay sii xoogeysanayso, isagoo codsaday in ciidamada dowladdiisa lagu daro howlgalka balse taasi lagama aqbalin.

Kooxda Riddada iyo dowladda Masar ayaa isbuucii lasoo dhaafay sheegay in kumanaan askari oo Masaari ah ay soo gaari doonaan soomaaliya, si ay qeyb uga noqdaan duullaan gaaleedka cusub.

Khilaaf in mudda ah soo jiitamayay oo ku saabsanaa cidda dhabarka uridanaysa maalgelinta isbahaysiga AUSSOM ayaa u muuqda in gaaladu aysan weli xal ka gaarin, sida ku cad jaantuska qarsh bixinta kuffaarta afrikaanta ee Q.Midoobay dajisay waa mid aad u liita oo aysan weli isku waafaqsaneyn golaha, islamarkaana ay saluug ka muujinayaan dowladaha saliibiyiinta.

Ku xigeenka Danjiraha Mareykanka ee Q.Midoobay Dorothy Camille aheydna Shir Guddoonka kulankiia Golaha Amaanka ee xalay ayaa sheegtay in dalkeedu uu ka aamusay arrinta howlgalka afrikaanta iyadoo soo bandhigtay cabashada ay ka qabaan.

Waxay carrabowday Sababta Mareyanku uu utaageeri karin Qaraarka 2719 waa in markii hore loo sheegay in 75% kaliya kharashaadka ku baxaya AUSSOM looga baahan yahay deeq-bixiyaasha oo ubadan reergalbeedka iyo dowladaha dawaaqiidda Carabta.

Ciidamada Kuffaarta Afrikaanta oo Soomaaliya kusoo duulay sanaddii 2007 ayaan weli xaqiijin ahdaaftii ay reergalbeedku u igmadeen, markii ay dalka imaanayaan ayay huwanaayeen shaatiga AMISOM balse sanaddii 2022 ayaa shaatiga loo bedelay, waxaana loo bixiyay ATMIS, hadda oo la joogo dhammaadka 2024 ayaa magaca cusub looga dhigay AUSSOM.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -27-06-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-06-1446 Hijri.

Related Stories

Kooxo Soomaali Ah Oo Markab Shidaal Ku Qabsaday Xeebaha Gobolka Bari.
  • Allposts
  • Warar

Kooxo Soomaali Ah Oo Markab Shidaal Ku Qabsaday Xeebaha Gobolka Bari.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Dulqicdah-1447-Hijri

April 25, 2026
Sanbaloolshe Oo Qiray Dabadhilifnimada Villa Somalia Iyo Jabka Ku Dhacay Maleeshiyadiisa.
  • Allposts
  • Warar

Sanbaloolshe Oo Qiray Dabadhilifnimada Villa Somalia Iyo Jabka Ku Dhacay Maleeshiyadiisa.

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada