Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Golaha Ammaanka Q.Midoobay Oo Caawa Go’aan Ka Gaaraya Mustaqbalka ATMIS.
  • Allposts
  • Warar

Golaha Ammaanka Q.Midoobay Oo Caawa Go’aan Ka Gaaraya Mustaqbalka ATMIS.

December 18, 2024

Magaalada New York dalka Mareykanka waxaa kulan ku leh waxa loogu yeero golaha ammaanka ururka Q.Midoobay waxayna kulankaan uga hadalayaan arrimaha Soomaaliya gaar ahaan dhanka ammaanka.

Q.Midoobay ayaa ka arrinsanaysa sida laga yeelayo soo duulayaasha calooshood ushaqeystayaasha Afrikaanta ah ee duullaanka saliibiga ah ku jooga dalka Soomaaliya.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dowladaha ugu waaweyn ee reergalbeedka ay ku kala aragti duwanyihiin sida loo maareynayo muranka ka taagan cidda maalgelinaysa howlgalka cusub ee ururka Midowga Afrika uu si hal dhinac ah u iclaamsaday.

Waxyaabaha kulanka caawa ka dhacaya New York lagu go’aamin doono waxaa ka mid ah mustaqbalka howlgalka Afrikaanta ATMIS in howlgalkan sanadada badan qaatay lasoo afjarayo in kale, dowladaha ka mid noqon doono howlgalka AUSSOM ee midowga Afrika uu iclaamiyay.

Sidoo kale waxaa laga doodi doonaa jihooyinka dhabarka uridanayo maalgelinta soo duulayaasha Afrikaanta ee Soomaaliya, inta sano ee uu howlgalkan socanayo iyo dowladaha ay ciidamadoodu ka qeyb qaadanayaan.

Shirkii isbuucii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Ankara ee Turkigu ku heshiisiiyay Abiy Axmed iyo Xasan Gurguurte ayaa u muuqday mid looga hortagayay in ciidamada xabashida Itoobiya laga reebo howlgalka cusub ee afrikaanta Soomaaliya.

Arrimaha ay isku mari la’yihiin shisheeyaha saliibiyiinta ah ee ku kulansan New York waxaa ugu muhiimsan laba arrin oo kala ah cidda maalgelinaysa howlgalkan, tusaale ahaan Midowga Yurub wuxuu doonayaa in culeyska maaliyadeed ay la qeybsadaan dalalka Afrika iyo Q.Midoobay halka Mareykanku uu gebi ahaan ka caga jiidayo in uu qaaraan ku darsado maalgelinta isbahaysigan, sidoo kale wuxuu muran ka taagnaa in Masar iyo Itoobiya lagusoo daro howlgalkan.

Hubanti la’aanta ugu daran ayaa ka taagan cidda dusha uridanaysa bixinta qarashaadka ku baxaya soo duulayaasha Afrikaanta waxaana xusid mudan in Donald Trump uu bisha 1-aad ee sanadda 2025 talada Mareykanka lawareegi doono, waana hoggaamiye aan oggoleyn in Mareykanku lacago ku qubo dalalka dibadda.

Ciidamada Midowga Afrika ayaa duullaan ku jooga Soomaaliya muddo 18 sannadood oo xiriir an, mana xaqiijin hal hadaf oo ka mid ah ahdaaftii ay reergalbeedku usoo xilsaareenteen waxaana ugu muhiimsan in ay baabi’iyaan Shabaabil mujaahidiin iyo in dalka ka dhisaan nidaam Dimuquraadi kufri awood leh.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: 7 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weeraro Ka Dhacay Sh/hoose Iyo Baay.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-06-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada