Qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir waxaa lagasoo sheegayaa fisqi xarkaha goostay oo ay qeyb ka yihiin madax katirsan kooxda Riddada Soomaaliya.
Guddi qaabilsan dabagalka kufsiga oo katirsan baarlamaanka golaha dawaaqiidda ayuaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in kufsi baaxad leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho welina uu ka socdo.
Haweenay xildhibaanad ah oo lagu magacaabo Luul ayaa dawaaqiidda ka hor caddeysay in mas’uuliyiin katirsan kooxda Riddada ay fuxshiga qeyb ka yihiin oo ay tumasho utagaan xeebta Liido iyo Hoteellada qaar.
Arrintan uu ka dhawaajiyay guddiga anshaxa uqaabilsan baarlamaanka daaquudka ah ayaa banaanka soo dhigaysa heerka uu gaarsiisanyahay fuxshiga xarka goostay ee ka jira degmooyinka gobolka Banaadir.