Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah ku weerareen guri uu magaalada Jowhar ka degganyahay, guddoomiye ku xigeenka maamulka Riddada Jowhar murtadka lagu magacaabo, Maxamed Cabdi Sheekh Xaandooy, waxaana ku dhaawacmay laba ka mid ah ilaaladiisa.
Dhanka Baay, Qarax Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba, ayaa lala eegtay saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyo ka tirsan Riddada, waxaana ku dhaawacmay hal askari.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ee degmada Buulo-mareer, sidaas oo kale waxay weerar ugu mireen xerada maleeshiyadka murtadiinta ee degmada Jannaale.