Howlgal qarax ah oo gelinkii dambe ee maanta ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Jowhar ee wilaayada Sh/dhexe, ayaa lala eegtay gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka maamulka Riddada ee degmada Jowhar.
Qaraxa ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, inkastoo sarkaalka murtadka ah ee lala eegtay uu ka badbaaday waxaa haddana ku dhaawacmay ilaa 4 askari oo ka mid ah ilaaladiisa.
Sidoo kale waxaa la xaqiijiyay in qaraxaasi uu ku burburay gaariga uu watay guddoomiye ku xigeenka maamulka Riddada ee degmada Jowhar.