Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mucaaradka Oo Soo Saaray Go’aamo Culus Oo Ka Dhan Ah Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Soo Saaray Go’aamo Culus Oo Ka Dhan Ah Gurguurte.

May 2, 2026

Xilli khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex aloosan madaxda kooxda Riddada iyo siyaasiyiinta mucaaradka uu marayo meeshii ugu sarreysay, gabaabsina uu yahay muddo xileedka Gurguurte, ayay mucaaradku ku dhawaaqeen go’aamo culus oo ka dhan ah Villa Somalia.

War-murtiyeed kasoo baxay shir usoo dhamaaday mucaaradka oo shir-karaa’id uu ku akhriyay Cabdiraxmaan Ceynte, wasiirkii hore ee qorsheynta Riddada, kana mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka Riddada ayay ku shaaciyeen go’aamo culus oo ay qaadan doonaan maalmaha soo socda.

Waxay sheegeen inay kulamo la yeesheen wakiilada gaalada beesha caalamka, nuqul ka mid ah warsaxaafadeedka ay soo saareen ayaana lagu yiri” Sidoo kale, waxaan wadatashiyo la yeelannay wakiillada beesha caalamka, gaar ahaan Mareykanka, Ingiriiska, Midowga Yurub, Turkiga iyo Qaramada Midoobay.”

Wixii ka dambeeya 15-ka bishan May ayay bayaanka ku sheegeen inay Gurguurte u aqoonsanayaan madaxweyne hore iyo nin iyaga la mid ah, waxayna muujiyeen inay iska dhicin doonaan nidaamka Xasan sheekh, si loo dhiso bay dhaheen dowlad sharciyad haysata.

Muddo isbuuc gudihiis ayay sheegeen inay ku shaacin doonaan nooca doorasho ee uu mucaaradku doonayo, maadaama Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyeen in uu dastuur gaaleedkii u degsanaa meesha ka saaray, doorashooyin isaga u gaar ahna uu wato.

Maamul goboleedyada wakhtigoodu dhamaaday sida Koonfur-galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, ayay soo jeediyeen in si deg dega looga qabto doorasho heshiis lagu yahay oo ka fog tan uu wato madaxa kooxda Riddada.

Dhul boobka xarka goosadka ah ee madaxda kooxda Ridadu ka wadaan magaalada Muqdisho, ayay cambaareeyeen, waxayna sheegeen in soo celinta dhulalka Xassan Sheekh boobay ay u dhisi doonaan maxkamad u gaar ah.

Waxay tilmaameen in kooxda Riddada ah ku howlan tahay abaabul ciidan, oo lagu caburinayo mucaaradka, waxayna ka digeen in kooxda Gurguurte maleeshiyadeeda u adeegsato dano siyaasadeed.

Go’aamada mucaaradka kadib Xafiiska Xasan sheikh Maxamuud, ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku shaaciyay kulan la qaadan doono siyaasiyiinta ku midoobay golaha mustaqabalka ee mucaaradka, gogashan ayuu Xasan Sheekh sheegay inay furmi doonto 10-ka bishan May, loogana hadli doono arimaha la isku hayo.

Xildhibaan ka tirsan barlamaamka Ridada, gaar ahaan kuwa mucaaradka ah oo lagu magacaabo Cabdiladhiif Muuse Sanyare, ayaa shuurudo ku xiray in mucaaradku ka qaybgalaan kulanka Gurguurte, wuxuuna sheegay in marka koowaad uu Gurguurte joojiyo doorashooyinka uu ka wado maamul goboleedyada, ka laabto beddelka uu ku sameeyay dastuurka iyo in uu caddeeyo iyo wixii ka dambeeya 15-ka May uu la mid yahay mucaaradka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-11-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-11-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-01-1448-Hijri.

June 20, 2026
Sarkaal Iyo Askar Sahaayino Ah Oo Lagu Dilay Koonfurta Lubnaan.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Sahaayino Ah Oo Lagu Dilay Koonfurta Lubnaan.

June 20, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.

June 19, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada