Ciidamada Mujaahidiintu waxay saaka howlgal qarax ah oo barakaysan ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gpbolka Hiiraan, gaar ahaan dhanka Qorrax-sinka.
Qaraxa oo ahaa mid culys, ayaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka Riddada, waxaana qaraxa uu si gaar ah u qabsaday gaari Cabdi Bile ah oo uu saarnaa Abaanduulaha Guutada 26-aad ee maleeshiyaadka Riddada, murtadka lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Cabdulle (Maskiinow).
Inta la hubiyay waxaa howlgalkaasi barakaysan ee qaraxa ah ku dhaaawacmay ilaa Afar murtadiin ah oo uu ku jiro sarkaalkaasi.