Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ingiriiska Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Ingiriiska Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Soomaaliya.

September 11, 2025

Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dowladda Kaafiradda ah ee Ingiriiska ayaa walaac xooggan ka muujisay horumarka baaxadda leh ee ay ku tallaabsadeen Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaanay soo saartay digniin hor leh oo ay ku socodsiisay muwaadiniinteeda.

Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dawladda Ingiriiska oo habeennimadii xalay soo saaray Bayaan ku socda muwaadiniinta Ingiriisa ayaa ku baaqay in laga fogaado dhammaan safarrada lagu tago qaybo ka mida dalka Soomaaliya, inkastoo gobollada waqooyi qaarkood ay kasoo reebeen.

Bayaankan kasoo baxay dowladad UK, ayaa lagu yiri “Waxaanu ku talinayaa in laga dheeraado dhammaan safarrada loo tago Soomaaliya, oo ay ku jiraan Saddex-da gobol ee bariga Somaliland ee kala ah Togdheer, Sanaag iyo Sool, marka laga reebo Saddex-da gobol ee galbeedka Somaliland oo kala ah Awdal, Maroodijeex iyo Saaxil.”

Gobolladan dhaca galbeedka dhulka uu ka arrimiyo maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland, sida magaalooyinka Boorama, Hargeysa iyo Berbera oo digniintani aanay si buuxda u saamaynayn ayaa muwaadiniinta Ingiriiska loo fasaxay inay ku tegi karaan oo kaliya safarrada lama-huraanka ah, sida lagu shaaciyey bayaankan kasoo baxay wasaaradda khaarajiga Ingiriiska.

Khariidad ay wasaaradda soo saartay ayay ku muujisay deggaannada aan loo safri karin oo ay saartay khad cas, halka gobollada galbeedka Somaliland-na ay saartay midbka jaallaha, waxaanay qofka talooyinkan beer-darreeya ku war-gelisey in caymiskiisu uu buri doono. Iyadoo shaacisay in digniintani ay salka ku hayso hawl-gallo millateri oo aad u xooggan oo ay xustay in Geesiyada Tawxiidka ee Bariga Afrika ay ka wadaan guud ahaan dalka Soomaaliya.

Dawladda Saliibiyada ah ee UK, waxay ka sanqarisay in walaacan amni uu soo food-saaray kadib markii dhawaan weerarro xooggan oo ka dhan ah huwanta gaallada ay mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Xamar, isla markaana ay sii laba-jibbaareen hawl-gallada ay ka wadaan daafaha caasimadda.

Digniintan ay dawladda Ingiriisku soo saartay ayaa kusoo aadaysa xilli dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanku ay dhawaan xayiraad dhinaca socdaalka ah saartay dalka Soomaaliya, kadib markii mujaahidiintu ay afka ciidda u dareen Kooxda Riddada Soomaaliya ee daba-dhilifka u ah shisheeyaha duullaanka saliibiga ah kusoo qaaday dalka Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-03-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-03-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada