Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 10 Qof Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Xuduudka Itoobiya Iyo Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 10 Qof Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Xuduudka Itoobiya Iyo Kenya.

February 24, 2025

Warar faahfaahsan ayaa kasoo baxaya iska hor’imaadyo xoogan oo ka socda soohdinta u dhaxaysa dalalka Itoobiya iyo Kenya, halkaas oo ay ku dhinteen inka badan 10 xubnood.

Wargayska Addis-Standard ayaa sheegay in weerarka uu ka dhacay Siyes iyo Sirmeret oo ah tuulooyin hoostaga degmada Dasenech ee dhacda gobolka ku yaal xuduudka Itoobiya iyo Kenya, halkaas na lagu dilay ugu yaraan 13 qof, halka kuwa Kalena lagu dhaawacay.

Goobjoogeyaal la hadlay wargayskan fadhigiisu tahay Itoobiya, ayaa sheegay in weerarka ay soo qaadeen maleeshiyo fadhigoodu yahay gobolka Turkana ee ka tirsan dalka Kenya, halka wargayska laga leeyahay Kenya uu sheegay in weerarku fuliyeen maleeshiyo Itoobiyaan ah.

Wargayska The Standard ee laga leeyahay waddanka Kenya ayaa sheegay in ugu yaraan 20 qof ay ku dhinteen colaadda ka taagan xuduudda u dhaxeysa labadaasi dal, wuxuu si gaar ah wargaysku u xusay in weerarka khasaaraha dhaliyay ay ka dambeeyeen maleeshiyo kasoo duullaan tagay deegaan lagu magacaabo Merille oo ka tirsan dalka Itoobiya.

Barakac xooggan ayaa ka dhashay iska hor’imaadyada ka socda soohdinta u dhaxaysa labada dal, 23-kii February 2025 ayay dagaalladu soo billowdeen sida ay soo tabiyeen goobjoogeyaal ku sugan mandiqadda, dagaallada labada dhinac waxaa barbar socdo bililiqo ay gaysanayaan dadka is dilaya ee kasoo kala jeeda Kenya iyo Itoobiya.

Dadka deegaanka ayaa hurinta colaadda ku eedeynaya dowladaha Kenya iyo Itoobiya, xalka colaadaha u dhaxeeya dadka rayidka ah ayay sheegeen inay markii hore xillin jireen odayaal degaanka ah, balse hadda ay soo fara geliyeen hayadaha dowladda.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-08-1446 Hijri.
Next: Akhriso Tafaasiil Laga Helayo Weeraro Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Mandheera.

Related Stories

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Gaarsiiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Gaarsiiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Sh/hoose.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri

April 21, 2026
Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada