Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 20 Askari Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Maali.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 20 Askari Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Maali.

June 22, 2017

Bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta Jamaacada “U hiilinta Islaamka iyo Muslimiinta” ee Dalka Maali ee hoostaga Ururka Al-Qaacidda ee Bilaadul Maghrib Al-islaami ayaa waxay ku faah faahiyeen weerar ay maalmo ka hor ku qaadeen mid ka mid ah Saldhigyada Ciidamada Dowladda Maali ay ku leeyihiin galbeedka magaalada Tembaktu.

Weerarka waxa uu dhacay 22-kii bishan Ramadaan oo ku beegneyd 17-kii Juun, iyadoona Bayaanka lagu sheegay in Mujaahidiintu ay beegsadeen Saldhig Ciidan oo kuyaalla deegaanka “Biitaango” oo qiyaastii 80 Km galbeedka kaga beegan magaalada Tembaktu ee dalka Maali.

Dagaal muddo socday kadib ayaa Mujaahidiinta waxaa Allah fadligiisa u suura gashay inay la wareegeen gacan ku heynta Saldhigga, kadib markii ay halkaas ka firxadeen Askartii ku sugneyd, waxaana Mujaahidiintu ay dileen ku dhawaad 20 Askari, iyagoona soo ghaniimeystay gaari dagaal, islamarkaana gubay 7 kale, sidoo kale Mujaahidiintu hub iyo saanado kala duwan oo ay ka mid yihiin Madaafiicda loo yaqaano BM-ka iyo kuwa lidka diyaaradaha.

Sida Bayaanka lagu sheegay, Mujaahidiinta ayaa inta aysan goobta kasoo bixin waxay dab qabadsiiyeen guud ahaan Saldhigga, iyadoo howl-galkaas uu ku shahiiday mid ka mid ah Ciidamada Mujaahidiinta, halka dhowr kalena ay ku dhaawacmeen.

Bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Jamaacada ” U hiilinta islaamka iyo Muslimiinta” ee Dalka Maali waxaa sidoo kale lagu sheegay in howl-galkani uu kusoo beegmayo iyadoo todobaadkii lasoo dhaafay ay Mujaahidiintu weerarro kala duwan ka fuliyeen qaar ka tirsan deegaannada hoos yimaada magaalada Tembaktu, waxaana mid ka mid ah weerarradaas oo qaraxyo loo adeegsaday lagu bur buriyay laba gaari oo ay lahaayeen Ciidamada ka socda Gaalada Qaramada Midoobey ee loo yaqaano “Minsuma”.

Qarax kale oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka “Asungo” iyo “Mankaa” ayaa sida Bayaanka lagu sheegay waxay Mujaahidiinta ku bur buriyeen gaari Xamuul ah oo ay lahaayeen Ciidamada Dowladda daba dhilifka ee Maali.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Waabari.
Next: Akhriso+Faahfaahin Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Camaliyad Istish-haadi Ah Ku Weeraray Saldhigga Degmada Waabari.

Related Stories

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.

June 10, 2026
Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada