Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan Toban Askari American Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Lugman.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan Toban Askari American Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Lugman.

October 22, 2017

Weerar xoog ku gal ah ayaa lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaala deegaanka Gambari Dak ee gobalka Lugman ee Bariga Afghanistan waxaa saldhiga la weeraray ku sugan ciidamada Nasaarada Mareykanka.

Weerarkan xoog ku gal ah waxaa fuliyay Ruux hubeysan kaasi oo rasaas ooda oga qaaday ciidamadii Mareykanka ee ku sugnaay gudaha iyo banaanka saldhiga,weerarka waxa uu sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaartay askarta Mareykanka.

War rasmi ah oo kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan kuna saxiixanyahay Afhayeenka Imaarada Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid ayeey Imaaradu ku sheegatay mas,uuliyadda weerarkan lala beegsaday askarta Nasaarada Mareykanka.

Imaarada ayaa sidoo kale bayaanka ku xustay in weerarkan guuleystay uu fuliyay Mujaahid ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta deegaan ahaana kasoo jeeda degmada Khow-jiyaani ee gobalka Nangahaar ee Bariga dalka Afghanistan.

Bayaanka Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa lagu cadeeyay in weerarkan lagu dilay Saddex iyo Toban askari American ah laguna dhaawacay Labo kale oo isla ciidamada Mareykanka ah.

Dhanka kale Tirakoob lagu sameeyay howlgalada ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay fuliyeen bishii lasoo dhaafay ee Muxaram ayaa lagu soo bandhigay tirada howlgalada iyo tirada askarta ah ee lagu dilay.

Tirikoobkan ayaa lagu xaqiijiyay in ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islamaiga Afghanistan ay fuliyeen (660) Lix Boqol Iyo Lixdan Weerar oo isugu jira qaraxyo,dilal qorsheysan,Camaliyaat Istish-haadiyo ah,Kamiin,Duqeyn iyo Dagaallo toos ah.

Dhanka askarta Nasaarada Mareykanka waxaa howlgaladaasi looga dilay (46) Afartan Iyo Lix  askari oo American ah,waxaana lagu dhaawacay (17) Toban iyo Todoba askari oo American.

Dhanka Maamulka daba dhilifka Kaabul waxaa 660-ka weerar ee dhacay bishii lasoo dhaafay ee Muxaram looga dilay (1659) Kun Lix Boqol Konton Iyo Sagaal askari waxaana laga dhaawacay (885) Sideed Boqol Sideetan Iyo Shan askari.

Dhanka gaadiidka waxaa ciidamada Nasaarada Mareykanka iyo kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul laga gubay (262) Labo Boqol Lixdan Iyo Labo gaari oo isugu jira noocyada kala duwan ee gaadiidka dagaalka.

Dhanka Diyaaradaha waxaa ciidamada Nasaarada Mareykanka gudaha Afghanistan Bishii Muxaram looga soo riday Labo diyaaradood oo isugu jira kuwa basaaska ee duuliye la aanta ah iyo mid xamuul ah oo ciidanka iyo sahayda ay ku qaataan askarta Nasaarada Mareykanka ee duulaanka ku jooga Afghanistan.

Tirikoobkan waxa uu muujinayaa in bishii Muxaram ee dhamaatay ay ka mid tahay bilaha dhiigbaxa ugu xoogan ay la kulmen ciidamada Nasaarada Mareykanka iyo kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul ee diidan in ku dhaqanka Shareecada islaamka uu ka shaqeeyo dalkaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Tira Koobka Bishii Muxaram.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Mahadaay.
Next: Xuseen Qoobey Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada