Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kacdoonka Itoobiya Oo Sii Xoogeystay Iyo Maamulka Tigreega Oo Bandowga Kordhiyay.
  • Allposts
  • Warar

Kacdoonka Itoobiya Oo Sii Xoogeystay Iyo Maamulka Tigreega Oo Bandowga Kordhiyay.

March 31, 2017

Kadib kulan xasaasi ah oo xildhibaanada baarlamaanka wadanka Itoobiya ku yeesheen magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa ayay ku ansixiyeen in la kordhiyo xaalad degdeg ah ee wadanka saaran.

Wasiirka G/dhigga Itoobiya Siraaj Faqiisa ayaa khudbad uu ka horjeediyay xildhibaanada Baarlamaanka wuxuu ku sheegay in mudaaharaadyada iyo weerarada ay geysanayaan wax uu ugu yeeray Argagaxiso ay wali kasii socdaan wadanka sidaas daraadeed loo baahanyahay in waqti dheeri ah lagu daro xaaladda degdegga ah ee wadanka saaran.

Idaacadda FANA ee ku hadasha Afka xukuumadda ayaa baahisay in xildhibaanada Baarlamaanka ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen in Afar Bilood oo dheeri ah lagu daro xaaladad degdegga ah ee wadanka lagusoo rogay.

Wasiirka difaaca oo ah Ninka loo xil saaray dambinta kacdoonka ka dhanka ah xukuumadda Tigreega ayaa warbaahinta u sheegay in 80% laga mira dhaliyay xaaladdii Bandawga balse wadanku uu wali wajahayo xaalad adag.

Dhinaca kale wasaaradda arrimaha gudaha Itoobiya ayaa soo saartay digniin cusub oo ku wajahan dublumaasiyiinta iyo dalxiisayaasha shisyeeye ee wadanka ku sugan in aysan ka bixi Karin magaalada Addis Ababa masaafo ka fog 40 KM sababa ammaan darro aawgeed.

Hay’adaha sheegta xuquuqul insaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay xabsiyada ku gurtay kumanaan qof oo kasoo jeeda qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada kuwaasi oo hoggaaminaya kacdoonka dhiigga faraha badan ku daatay.

Bishii October 2016 ayuu R/wasaaraha Itoobiya ku dhawaaqay 6 bilood oo xaalad degdeg ah balse waxaa muuqata in Afar bilood oo dheeri ah lagu daray.

Itoobiya ayaa shan kamid ah kooxaha hubeysan ee ka dagaallama wadanka ku dartay liiska waxa loogu yeero Argagaxisada.

Kooxaha mucaaradka ayaa sheegaya in wali ay socdaan kacdoonada shacbiga ah ee lagu dalbanayo isbedel dhanka maamulka ah iyagoona dowladaha reer galbeedka ugu baaqay in ay xaaladda liidata ee Itoobiya ka jirta soo farageliyaan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Madaxtooyada.
Next: Askar American Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Nangahaar.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada