Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Khilaafka U Dhaxeeya Xubnaha Maamulka Farmaajo Oo Sii Xoogeystay.
  • Allposts
  • Warar

Khilaafka U Dhaxeeya Xubnaha Maamulka Farmaajo Oo Sii Xoogeystay.

January 3, 2018

Khilaafka u dhaxeeya Hoggaanka iyo xubnaha dowladda Ridada ayaa markale sii laba kacleeyay kadib markii lacago laaluush ah loo adeegsaday garsoorayaasha maxkamadda gobolka Banaadir.

Go’aan kasoo baxay maxkamadda Racfaan gobolka Banaadir oo garsoorayaasheeda ay si toos ah ugu xiranyihiin Villa Somalia ayaa lagu sheegay in xayiraad lagusoo rogay siyaasiga Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur.

Maxkamadda ayaa waxba kama jiraan kasoo qaadday go’aan horay usoo baxay oo dambi ku waayay C/Raxmaan Cabdi Sharkuur, sidoo kale maxkamadda ayaa soo saartay waaral dhigaya in saraakiisha ammaanka ay ka hor istaagaan in uu ka dhoofo garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Siyaasiyiinta Mucaaradsan Farmaajo iyo Kheyre ayaa sheegaya in lacago laaluush ah loo adeegsaday wax ay ugu yeereen Hay’adaha Garsoorka.

Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo khilaaf xooggan uu kala dhaxeeyo Farmaajo iyo Kheyre ayaan isna maanta xaadirin fadhigii maxkamadda isagoo sharci darro ku tilmaamay eedaymaha isaga ka dhanka ah.

Go’aanka kasoo baxay Maxkamadda Racfaanka ayaa awood usiinaya Xeer ilaaliyaha DF-ka in uu sii wadi karo baaritaannada lagu hayo eedeymaha ka dhanka ah C/raxmaan Cabdi Shakuur iyo laba xildhibaan oo ku eedeysan ‘Qaran Dumis’.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Toban Arimood Oo Muhiim Ah In Aad Ka Ogaato Mudaaharaadyada Ka Socda Iran (WARBIXIN)
Next: Mudaaharaadyo Ka Dhan Ah Donald Trump Oo Ka Dhacay Dalka Pakistan.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada