Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Burisay Dhammaan Heshiisyadii Ay Kula Jirtay Imaaraadka Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Burisay Dhammaan Heshiisyadii Ay Kula Jirtay Imaaraadka Carabta.

January 13, 2026

Shir ay yeesheen golaha Wasiiradda kooxda ridada Soomaaliya ayaa looga hadlay khilaafka soo kala dhexgalay kooxda ridada Soomaaliya iyo dowladda Imaaraatka Carabta.

Golaha Wasiiradda ridada ayaa soo saaray bayaan ay ku sheegeen in kooxda ridada Soomaaliya ay burisay dhammaanba heshiisyaddii ay kula jireen dowladda ridada ee Imaaraatka Carabta.

Kooxda ridada Soomaaliya ayaa bayaankeeda ku sheegtay in Imaaraatka uu kaalin kulahaa Aqoonsiga Yahuuda ee maamulka ridada ee Somaliland.

Burinta ay kooxda ridada ku dhawaaqday inay ku sameysay heshiisyaddii Imaaraatka ayaa waxaa qeyb ka ah Dekadaha Boosaaso, Berbara, iyo Kismaayo oo Imaaraatka uu gacanta ku hayo, islamarkaana uu maamulo.

Sidoo kale kooxda ridada ayaa sheegtay inay burisay heshiiyaddii Amni ee ay kula jirtay dowladda Imaaraatka kaasoo Imaaraatka uu ku bixin jitay dhaqaallo fara badan.

Wasiirka Warfaafinta ridada ayaa sharaxaya qodobada kasoo baxay shirka golaha Wasiiradda Kooxda ridada Soomaaliya.

Hadaba lama oga sida uu ku suuragali doono burinta kooxda ridada ay ku burisay heshiisyaddii ay kula jirtay Imaaraatka, iyadoona la ogeen sida Imaaraatka u dhaqan galin karo, xilli uu Imaaraatka joogitaan buuxda ku joogo deegaanada Somaliland, iyo Puntland, iyo Jubbaland.

Horaantii sanadkii 2018-kii ayey ahayd markii dowladdii ridada ee Farmaajo sidaan oo kale ay xiriirka ugu jartay Imaaraatka taasoo Imaaraatka dhag-jalaq usiin, islamarkaana sii watay shirqoolada uu kawaday gudaha Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-07-1447-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-07-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-12-1447-Hijri.

June 4, 2026
Maleeshiyada Gurguurte Oo Gaari Gaashaaman Looga Gubay Dagaalka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Gurguurte Oo Gaari Gaashaaman Looga Gubay Dagaalka Muqdisho.

June 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-12-1447-Hijri

June 3, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada