Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Kumannaan Maleeshiyaad Ah Looga Laayay Furimaha Dagaalka.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Kumannaan Maleeshiyaad Ah Looga Laayay Furimaha Dagaalka.

November 6, 2025

Muddo ka badan sadax sano oo laga joogo dullaankii ashahaado ladirinimo ee Kooxda Ridada Soomaaliya ay kusoo qaaday deegaanada lagu maamulo shareecada islaamka ee dhaca wilaayaatka islaamiga ah ee bartamaha Soomaaliya, ee ku billowday faanka, goodiska iyo kibirka,   ayeey saraakiil iyo mas’uuliyiin katirsan  nidaamka ridada warbaahinta hortooda ka qirtay  khasaaraha baxaadaleh ee kasoo gaaray furimaha dagaalka ee sababay burburka maleeshiyaatkooda.

Murtad Axmad Macalin Fiqhi oo ah wasiirka gaashandhiga iyo sidookale  murtad odowaa Yuusuf Raage oo ah taliyaha guud ee maleeshiyaatka ridada oo ka hor hadlayay golaha dawaaqiida ah ayaa sheegay in burbur xoogan ay wajaheen sadaxdii sano ee lasoo dhaafay ciidankooduna uu hada ku suganyahay marxaladii ugu liidatay.

Waxay sheegeen in dagaalkii ay qaadeen uu sababay in looga atkaado islamarkaana mujaahidiinta ay soo qaadeen dullaano xoogan, murtad Fiqhi ayaana weeraradii  tobankii bilood ee lasoo dhaafay  ay mujaahidiintu qaadayeen ku tilmaamay sida daadka oo kale mudadaasna ay wajaheen xaalad aad uqalafsan.

Tirada maleeshiyaatka murtadiinta ee lagu xasuuqay, kuwa lagu dhaawacay iyo kuwa naafada ku  noqday dullanada si hirarkale oo kale ay mujaahidiintu ku qaadeen xeryaha cadowga, ayuu  taliyaha guud ee maleeshiyaatka ridada murtad Odowaa Yuusuf Raage ku sheegay in ay udhaxayso toban kun  oo askari ilaa iyo shan toban kun.

Kadib markii maleeshiyaatka murtadiinta ay noqdeen wax dhintay wax dhaawacmay kuwii badbaadayneh ay isaga carareen furimaha dagaalka, ayuu wasiirka gaashandhiga Kooxda Ridada Soomaaliya murtad Fiqhi sheegay  in uu hakad galay howlgalladii ciidankooda, islamarkaana ay ku mashquuleen in ay dib uhabeyn ku sameeyaan maleeshiyaatkooda taasina ay watqi dheer qaadatay, si loo kala xulo askartii baqtigooda goobta dagaalka looga taallabsaday kuwa naafoobay ee howlgabka noqday iyo sidookale kuwa kale oo gabi ahaanba aan dib ugu soo noqon xeryaha ciidanka.

Xaalad aad uqalafsan ayuu ku tilmaaamay mida ay maanta ku dagaallamayaan maleeshiyaatka murtadiinta , isaga soo hadalqaaday xaalada dhaqaale xumo ee haysata Kooxdooda, wuxuuna qiray in aysan awoodin in ay bixiyaan qarashaatka ku baxaya ciidankooda sidookalane xitaa ay culays ka wajahayaan soo iibsashada dareeska ciidan.

Kadib markii ay mujaahidiintu udaadeen xeryihii cadowga oo ay soo afjareen islamarkaana ay raayada tawxiidka dib uga taageen deegaanadii uu cadowga dullaanka ku qabsaday sadax sano kahor, ayeey ujihaysteen in ay udaadaan magaalooyinka iyo fariisimaha kale ee xooga ku haysteen kahor dulalankii Xasan gurguurte, wasiirka gaashandhiga ridada oo weeraradaasi ka hadlayay ayaana sheegay in galiyen xaalad aad u adag.

Howlgalladii mujaahidiintu ay ka sameeyeen duleedka magaalada caasimada ah ee  Mogdisho ayu sheegay in xaalad rucbi ah ku beertay ayna ku qasbanaadeen in ay galaan xaalad difaac mujaahidiintuna ay lawareegeen furaha dagaalka oo ay badaleen bowsalda macrakada.

Mar uu soo hadal qaaday taageerada ay ka helaan kufriga caalamiga ah ayuu sheegay in ay dhankooda ay niyad jabeen ayna dadaal badan ku bixiyeen si ay usoo wadaan kaalmada ay siiyaan, mudo 18 sano ah oo  ay saliibiyiintu ku garab taagnaayeen dagaalkooda kadhanka ana mujaahidiinta aysan natiijo kasoo bixin.

Tani waa natiijada ka dhalatay  dullankii qariska-xoornimo ee sadax sano kahor Kooxda Ridada Soomaaliya ay kusoo qaaday gobollada dhexe, inkasta oo ku billowday kibir, islawaynin iyo boola xoofto, hadana waa kuwan sadax sano kadib kuwii tumayay durbaanka dagaalka iyaga  calaacal warbaahinta la hor fadhiya , waase caadood cataawgu, Allaah ayeey usugnaatay mahad oo dhami  kaas oo jabiyay cadowgiisa , ciribta danbane siiyay mutaqiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-05-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-05-1447-Hijri.

Related Stories

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goidiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goidiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.

April 21, 2026
Mugdi Iyo Hubanti La’aan Dul-hoganaysa Jihada Wadahadallada Islamabad.
  • Allposts
  • Warar

Mugdi Iyo Hubanti La’aan Dul-hoganaysa Jihada Wadahadallada Islamabad.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada