Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Walaac Ka Muujisay Ka Bixinta Ciidanka AUSSOM Ee Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Walaac Ka Muujisay Ka Bixinta Ciidanka AUSSOM Ee Soomaaliya.

July 16, 2026

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in saraakiisha ugu sarreya kooxda Riddada Soomaaliya ayaa ku calaancaleen dowladaha afrikaanta ee ciidamadoodu duullaanka ku joogaan Soomaaliya.

Xasan Gurguurte ayaa wufuud kala duwan udiray dalal dhaca bariga iyo bartamaha Afrika kuwaas oo qarka usaaran in ciidamadooda ay kala baxaan Soomaaliya dhaqaale la’aan aawgeed.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in hoggaanka kooxda Riddada uu dowladaha saliibiyiinta Afrikaanta ka codsaday in ciidamadooda aysan kala bixin Soomaaliya marka lagaaro 31 December 2026, kolkaas oo Mareykanku uu joojinayo sahaydii uu siin jiray ciidamadan.

Xasan Gurguurte ayaa usoo jeediyay dowlado ay kamid yihiin Kenya,Itoobiya iyo Jabuuti in ciidamadooda Soomaaliya ku sugan ugeliyaan sharciyad ah “heshiis laba geesood ah”, ayna ka guuraan magac midowga Afrika.

Kooxda Riddada waxay doonaysaa in heshiisyo gaar ah ay lagasho calooshood ushaqeystayaasha afrikaanta ah si ay uga difaacaan Mujaahidiinta.

Sida ay xoguhu sheegayaan madaxda Kooxda Riddada oo ka baqaya in dalku gacantooda ka baxo ay dowladaha afrikaanta ugu calaancalay in ay dhaqaale ugasoo tuugsanayaan dalalka carabta sidaas daraadood aysan ciidamadooda labixin.

Warar horay usoo baxay ayaa tibaaxayay in madaxda midowga Afrika ay ka niyad jabeen in yabooh dhaqaale oo hor leh ay ka helaan dalalka reergalbeedka.

Wararku waxay intaas ku darayaan in Imaaraatka Carabta oo Afrikaantu ay ku tashanayeen uu ku mowqif yahay Mareykanka.

illaa iyo hadda majirto dowlad katirsan kuwa afrikaanta oo sheegtay in ciidamadoodu ay dhaqaale la ahaan iskasii joogi doonaan Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-02-1448-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-02-1448-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1448-Hijri

September 8, 2026
Itoobiya Oo AUSSOM Uga Faaa’ideysanaysa Danaheedaa Gaarka Ah (WARBIXIN).
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo AUSSOM Uga Faaa’ideysanaysa Danaheedaa Gaarka Ah (WARBIXIN).

September 8, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-03-1448 Hijri.

September 8, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada