Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad 40 Askari Oo Dowlada Federaalka Dhimasho Iyo Dhaawac Kaga Noqotay Baraawe.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 40 Askari Oo Dowlada Federaalka Dhimasho Iyo Dhaawac Kaga Noqotay Baraawe.

March 23, 2017

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qasaaraha kadhashay duulaan ballaaran oo xalay ciidamada mujaahidiinta WI Sh.Hoose ay ku qaadeen xarumaha cadowga ay kaga sugan yihiin degmada Baraawe.

Dagaalka oo mid sedex geesood ah ayaa lagu bartilmaameedsaday labo xarumood oo kuffaarta ay kuleeyihiin duleedka magaalada iyo xarun maleeshiyaadka murtadiinta ay kuleeyihiin gudaha magaaladasi.

Dagaalada waxaa bar bar socday duqeen lagu garaacay difaacyada kuffaarta afrikaanta kuwaasi oo geystay qasaare badan.

Sarkaal katirsan ciidamada mujaahidiinta ayaa idaacadda andalus uxaqiijiyay in 17 kamid ah maleeshiyaadka murtadiinta ay dagaalkaasi kudhinteen halka dhaawacu uu gaarayo 22 kale, lama hayo qasaaraha ciidanka nasaarada ku gaaray dagaalkii xalay.

Hase yeeshee saaka ayaa lagu soo waramayaa in labo diyaaradood ay kasoo dagteen xerooyinka cadowga kuwaasi oo daabulayay askartii waxyeelada kunoqtay dagaaladi xalay.

Sidoo kale faafaahinada soo baxaya ayaa tibaaxaya in sedex kamid ah gaadiidka kuwa dagaalka maleeshiyaadka ay leeyihiin ee somalida Cabdibilaha utaqaan ayay ciidamada mujaahidiinta dab qabadsiiyeen.

degmada Baraawe oo kamid ah dhulka uu cadowga naga heysto ayaa xalay waxa ay marti galisay dagaal malxamad ah oo la rumeysan yahay in dhabarka looga jabiyay cadowga alle ee duulaanka horarka ah kusoo qaaday kudhaqanka shareecada islaamka.

Xigasho Telegramka Radioandalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Ka Dhacay Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho.
Next: Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Si Buuxda Ula Wareegtay Gacan Ku Heynta Magaalada Sangin.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-02-1448-Hijri

August 8, 2026
Maamulka Deni Oo Saldhig Ciidan Kala Wareegay Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Saldhig Ciidan Kala Wareegay Maleeshiyada Gurguurte.

August 8, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-02-1448 Hijri.

August 8, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada