Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad Toban Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay Jaziirada Lamu.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad Toban Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay Jaziirada Lamu.

July 11, 2017

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa weeraro abaabulan oo lagu ugaarsanayo dadka Nasaarada ah ka fuliyey deegaano ka tirsan Jaziirada Lamu, Iyadoona howlgaladaas ku dilay ku dhawaad 10 ruux oo ka mid ah dadka Nasaarada ah ee lagu deegaameeyey gobolkaasi.

Saraakiil ka tirsan Jabhadda Lamu ayaa Idaacadda Andalus u xaqiijiyey in weeraro abaabulan oo ay Mujaahidiinta fuliyeen lagu dilay ugu yaraan 9 ruux oo gaallo ah.

“Allaah fadligii Mujaahidiintu waxay markale howlgalo ka dhan ah dadka Nasaarada ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Xeebta saaran ee Lamu. Waxay gacanta ku dhigeen ugu yaraan 9 ruux oo Nasaaro ah, goobta ayaana lagu dilay” sidaas waxaa Idaacadda Andalus u sheegay Sarkaal ka tirsan Mujaahidiinta.

Howlgaladan ayaa ka dhacay deegaanada Jima iyo Pandanguo oo ka tirsan Jaziirada Lamu sida ay noo sheegeen Saraakiisha Mujaahidiinta, waxayna daba socdaan howlgalo balaaran iyo weeraro todobaadyadii la soo dhaafay ay Mujaahidiintu ka wadeen gobolkaasi.

Gobolka Lamu wuxuu ka mid yahay deegaanada Xeebaha saaran ee Kenya oo ah dhul ay Muslimiintu leeyihiin balse ku hoosjira gumeysiga dowlada saliibiyada ah ee Kenya.

Horaantii bishan, ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa dagaal xoogan kula wareegay deegaanka Pandanguo ka dib markii ay iqtixaameen saldhigyadii ciidamada ee Police-ka iyo military-ga.

Weerarkaas ayaa sababay in tobaneeyo ka mid ah cadowga oo u badnaa ciidamada Police-ka lagu dilo halkaas, sidoo kalena Mujaahidiintu soo qabsadaan gaadiid iyo hub kala duwan.

Kororka weerarada Mujaahidiinta ee deegaanadaas ayaa sababay barakac xoogan oo ay bilaabeen dadka Nasaarada ah ee ku dhaqan gobolka ka dib markii dowladooda ay ku guuldareystay in ay ilaaliso Amnigooda, siina kordheen weerarada Mujaahidiinta.

Weeraradan waxay imaanayaan iyadoo todobaadyada soo socda la filayo in dalka ay ka dhacaan doorashooyinka guud ee mdaxtinimo ee wadanka.

Xuquuqda Warbixintan Waa Radioandalus24.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Askarta Dowlada Oo Muqdisho Lagu Weeraray.
Next: Dhageyso Imaamka Beesha Abgaal Oo Laga Wareystay Arimo Muhiim Ah.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada