Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kumannaan Itoobiyaan Ah Oo Laga Daadgureeyay Gobollada Cafar Iyo Oromia.
  • Allposts
  • Warar

Kumannaan Itoobiyaan Ah Oo Laga Daadgureeyay Gobollada Cafar Iyo Oromia.

January 6, 2025

Dowladda Itoobiya ayaa daad-gureysay ku dhawaad boqol kun oo qof oo ku nool gobollada Cafarta iyo Oromada, kadib dhulgariirro isdaba-joog ah iyo calaamado muujinaya dhaqdhaqaaq foolkaano oo laga cabsi qabo inuu ka qarxo goboladaas.

Barakacan ayaa yimid kadib markii ugu yaraan 10 dhul gariir ay ruxeen degmooyin ka tirsan gobolada oromada iyo cafarta ee dalkaas muda bil ah gudaheed. SIda ay shegeen warbaahinta dalkaas.

Dhulgariirrada laga dareemay gudaha Itoobiya ayaa bilowday bishii Sebteembar 2024, kuwaas oo xoogoodu u dhexeeyay 4.8 ilaa 5.8. iyadoo Dhulgariirkii ugu dambeeyay oo gaarayay 5.8 uu jimcihii ka dhacay degmada Awash Fentaale ee gobolka canfarta.

Dhacdooyinkan ayaa cabsi xooggan ka abuurtay in foolkaano weyn uu qarxi karo, kadib markii la arkay qiiq iyo uumi kasoo baxaya buurta lagu magacaabo Dofen.

Sida ay qoreen warbaahinta dalka itoobiya Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxa qaraxyo waaweyn oo foolkaano ah laga soo sheegayy qeybka ka tirsan gobolka Cafarta kuwaas oo sababay burbur xooggan oo ku yimid waddooyin waaweyn iyo guryo badan oo halkaas ku yaallay iyadoo Boqolaal qoysna ay barakaceen. sida ay sheegtay hay’ada waxa loogu yeero ka hortaga qataraha dagdega ah ee Gobolkaasi

Gobolka cafar iyo qeyboka mid ah goblka oromada, oo caan ku ahaa cimilada kulul iyo dhaqdhaqaaqyada foolkaanaha ee soo noqnoqda, ayaa hada wajahaya barakaca iyo cabsi weyn oo laga qabo in dhul gariirada cusub ay keenaan qaraxyo waaweyn oo folkaano ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -06-07-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-07-1446 Hijri.

Related Stories

Xuutiyiinta Oo La Wareegay Magaalada Mukha Ee Ku Dhow Baabul-mandeb.
  • Allposts
  • Warar

Xuutiyiinta Oo La Wareegay Magaalada Mukha Ee Ku Dhow Baabul-mandeb.

September 10, 2026
Iska Hor’imaad Dayniile Ku Dhexmaray Maleeshiyada Gurguurte Iyo Dadka Deegaanka.
  • Allposts
  • Warar

Iska Hor’imaad Dayniile Ku Dhexmaray Maleeshiyada Gurguurte Iyo Dadka Deegaanka.

September 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-03-1448-Hijri

September 10, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada