Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kuuriyada Koonfureed Oo Looga Dhawaaqay Xukun Millatari.
  • Allposts
  • Warar

Kuuriyada Koonfureed Oo Looga Dhawaaqay Xukun Millatari.

December 4, 2024

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, ninka lagu mgacaabo Yoon Suk-yeol, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhamaan magaalooyinka dalkiisa uu ku soo rogay xukun millatari oo degdeg ah, isaga oo dhanka kalena albaabada isugu dhuftay dhismaha baarlamaanka.

Yuun Suuk ayaa ku eedeeyay xubnaha mucaaradka in ay kala soo safreen oo u janjeeraan dhanka dowladda Kuuriyada waqooyi ee ay jaarka yihiin, khilaaf xooggana uu kala dhaxeeyo, xukunka millatari ayaa imaanaya xilli xaalad siyaasadeed oo xooggan ay ka jirto dalkaasi.

Ku dhawaaqista go’aanka madaxweynaha dalkaas ee xukunka millatari kaddib, Tv-ga rasmiga ah ee dowladdaasi ayaa soo bandhigay muuqaal muujinaya diyaarado nooca kuwa qumaatiga u kaca oo ku degaya dhismaha baarlamaanka ee kuyaal caasimadda dalkaasi Siyool, kaasi oo si rasmi ah albaabada la isugu dhuftay.

Warbaahinta maxalliga ah oo soo xiganayso millatariga ayaa sheegtay in la joojiyay howlaha baarlamaanku qaban jiray iyo dhaqdhaqaaqyada xisbiyada siyaasadeed, dhinacyo kale ayaa sidoo kale lasoo wariyay in ay hoos u dhici doonaan xukunka millatari awgiis.

Hoggaamiyaha mucaaradka ninka lagu magacaabo Lee Jae-myung oo lagu eedeeyay in uu la jiro dhanka Kuuriyada waqooyi ayaa soo hadlay, wuxuuna cambaareeyay tallaabada uu qaaday madaxweynaha dalkaasi, isagoo dhanka kale ugu baaqay shacabka taageersan inay isugu soo baxaan afaafka baarlamaanka si ay uga soo horjeestaan xukunka millatari.

Madaxweynaha Kuuriyada koonfureed ayaa ku goodiyay in uu la dagaallami doono xoogagga mucaaradka ee kasoo horjeeda, kuwaasoo uu ku tilmaamay inay u janjeeraan Kuuriyada waqooyi, markii uu meesha ka saarana uu dib usoo celin doono xukunka rayidka waa sida uu hadalka u dhigaye.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xoogagga kacdoonka Suuriya Oo Kaabiga Ku Haya Magaalada istiraatiijiga Ah Ee Xamaah.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -03-06-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-07-1447 Hijri.

January 14, 2026
Xassan Gurguurte Oo Ku Cataabay In Imaaraadku Si Xun Ula Dhaqamay Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Xassan Gurguurte Oo Ku Cataabay In Imaaraadku Si Xun Ula Dhaqamay Kooxdiisa.

January 14, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-07-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-07-1447-Hijri.

January 14, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)

January 10, 2026

Sawirro

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada