Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Madaafiic Culus Oo Lagu Garaacay Saldhigga Duleedka Bacaadweyne.
  • Allposts
  • Warar

Madaafiic Culus Oo Lagu Garaacay Saldhigga Duleedka Bacaadweyne.

July 27, 2021

Ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiinta gaar ahaan guutada madaafiicda waxay weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda Ridada ka samaysteen duleedka degmada Bacaadweyne ee wilaayada Mudug.

Ilo wareedyo ku sugan degmada Bacaadweyne waxay sheegeen inay ay mar qura maqleen jugta madaafiic culus oo ku hoobanaya saldhigga maleeshiyaadka Ridada ee degmada Bacaadweyne, ka dib na hawada sare ee saldhigga uu isku shareeray qiic iyo uura madow.

Ilo xog ogaal ah waxay xaqiijiyeen in 10 madfac lagu dhuftay gudaha saldhigga ayna dhaawacyo garraab ah ku noqdeen askar ka tirsan maleeshiyaadka dowladda.

Inta la ogyahay 8 xubnood oo murtadiin ah ayaa ku dhaawacmay duqaymaha oo galabta lagu garaacay saldhigga, kuwaas oo sida la wariyay dhaawacyadooda oo garaab ah laga saaray xerada.

Duqeyntan uu la kulmay saldhigga ciidamada dowlada Ridada ee duleedka degmada Bacaadweyne waxa uu kusoo beegmayaa xilli weerar madaafiic ah sidan oo kale loogu garaacay isla saldhiggan oo kuyaal duleedka Bacaadweyne, waxaana duqaymahaas si diriq ah kaga badbaaday taliyaha guud ee ciidamada dhulka dowladda federaalka Generaal Biixi iyo wasiirka amniga maamulka la magac baxay Galmudug murtad Fiqi.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin: Dhagayso Saraakiil Ku Le’day Dagaalladii Hiiraan+Magacyada.
Next: Colaado Ka Taagnaa Gobolka Sool Oo Lasoo Afjaray.

Related Stories

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.

August 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada