Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Madaafiic Lagu Garaacay Villa Somalia Iyo Maleeshiyo Lagu Beegsaday Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Madaafiic Lagu Garaacay Villa Somalia Iyo Maleeshiyo Lagu Beegsaday Gedo.

September 8, 2024

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar madaafiic ah ku qaadeen saldhigyo iyo xarumo murtadiinta ay ku leeyihiin gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Goobaha mujaahidiintu madaafiicda ku weerareen waxaa ka mida xarunta madaxtooyada kooxda Riddada Soomaliya ee loo yaqaano Villa-Soomaliya, sidoo kale waxay mujaahidiintu duqeymo ku beegsadeen saldhigyo maleeshiyaadka Riddada ay ku kala leeyihiin degmooyinka Xamarweyne, Xamar-jajab, Heliwaa, Yaaqshiid, Kaaraan, waxaana jira khasaare gaaray maleeshiyaatkii ridada ee ku sugnaa saldhigyadaasi.

Dhanka Gedo, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qarax ah ku beegsadeen Bar Control oo maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin gudaha degmada Baladxaawo ee Gedo, waxaana jira khasaare gaaray Riddada.

Dhanka Sh/hoose iyo Baay, waxay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weeraro xooggan ku mireen saldhigga murtadiinta ee deegaanka Jaziira iyo isbaaro maleeshiyaadka murtadiinta u tiillay inta u dhaxayso Baydhaba iyo deegaanka Goof-gaduud Buurey, askari la oran jiray Maruub Maxamed ayay goobta ku dileen qorigii iyo booshkiisana waxay ka qaniimeysteen.

Dhanka Mandheerena waxay ciidamada mujaahidiintu weerar abaabulan oo toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada Kuffaarta Kenya ee degmada Carabiya, askari ka tirsanaa ciidanka kuffaarta Kenya ayaa lagu dilay weerarkaasi, dagaalka intii uu socday saldhigga dab xoogan ayaa qabsaday.

Geesta kale faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin saacadihii lasoo dhaafay la beegsadeen ciidamo saliibiyiin ah, kaasi oo ka dhacay agagaarka deegaanka Numbar 50,  7 askari oo saliibiyiin ah ayaa lagu dilay, halka sidoo kale lagu dhaawacay saddex kale oo isla Kuffaarta ka tirsan, waxaana xusid mudan in diyaarad nooca Helicopter-ka ah ay goobta soo caga dhigatay, taasi oo goobta ka qaaday dhimashada iyo dhaawacyada saliibiyiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-03-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-03-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri

April 25, 2026
Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada