Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Madaxa CIA-da Maraykanka Oo Socdaal Qarsoodi Ah Ku Yimid Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Madaxa CIA-da Maraykanka Oo Socdaal Qarsoodi Ah Ku Yimid Muqdisho.

November 2, 2024

Madaxa hay’adda sirdonka dowladda saliibiyadda Marayknka ee CIA, ninka lagu magacaabo William Burns, ayaa booqasho qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

booqashadaas oo sida la sheegayo aheyd mid hal maalin qaadatay ayuu madaxa sirdoonka dowlada saliibiga maraykanka wuxu wadahadallo aan lasii shaacin oo ka dhacay xarunta CIA-da ee xerada xalane kula qaatay Madaxweynaha kooxda Riddada Xassan Sheekh Maxamuud iyo Taliyihiisa Nabadsugidda Cabdullaahi Sanbaloolshe

Inkastoo an si rasmi ah loo shaacin qodobadii ay ka wada hadleen labada dhinac, balse Wararka hordhaca ahe ee kasoo baxaya kulaankas aya la sheegaya in uu madaxa CIA’da uu madaxda kooxda ridada kala hadlay dagaalka uu maraykanku horkacaayo ee kasocda qeyba kamid ah gobolada Somalia, dagaalkaas oo lagula dagaalamaay mujahidiinta, iyadoo dowlada marykanka ay saluugsantahay natiijada ka imaanaysa dagaalladaas.

Madaxweynaha kooxda ridada Xasan Sheekh Maxamuud iyo Agaasimaha CIA-da William Burns ayaa sidoo kale la sheegaya inay ka wada hadleen xiisadda sii kordheysa ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaan heshiiskii muranka badan dhaliyay ee soo galitaanka bada-cas ee Addis Ababa ay la gashay maamulka ridada ee Somaliland.

Booqashada Burns ayaa ku soo beegantay xili xiriirka u dhaxeeya dowlada ridada iyo kan itoobiya uu maraayo meeshuu ugu xumeeyd, tasoona keentay in dowlada ridada ay sheegtay in ciidamada Saliibiyiinta itoobiya ayna kasii mid ahan doonin isbahaysiga cusub ee la qorsheeynayo in lagu badalo ATMIS. waxaana la rumeeysan yahay in dowlada marykanka ay rabto inay ku qasabto in dowlada ridada ay ka laabato mawqifkooda ku aadan kamid ahaanshaha ciidanka itoobiya ee isbahaysiga cusub ee saliibiyinta afrikaanta.

Cabdisalaan guuleed oo soo noqday taliye ku xigeenka sirdoonka kooxda ridada ayaa sheegaya in socdaalka kediska ah ee madaxa CIA-da uu xambaarsanaa arrimo halis ah oo soo kordhay.

Dhinaca kala dadka aad ula socda arimaha sirdoonka iyo xiriirka marykanka iyo Dowlada Riddada ayaa aminsan in socdaalkan qarsoon uu yahay mid muhiimaddiisa leh, iyadoo ay maalmo uun ay ka harsan yihiin doorashada dalka maraykanka lagana cabsi qabo in hadii trump u ku guuleeysto doorshada oo dhaceys 5-da November uu isbadal wayn ku sameeyo siyaasada marykanka ee Geeska afrika.

Haddii uu Donald Trumo kusoo baxo doorashada dhici doonta isbuucan ayay dowladaha geeska afrika rumeysanyihiin in uu isbedel ku sameyn doono siyaasadaha arrimaha dibadda gaar ahaan Itoobiya iyo Jabuuti oo mareykanku ku lug leeyahay.

Dabayaaqadii sanaddii 2020-kii markii uu sii dhammaanayay xukunka Trump ee mareykanka ayuu intabadan ciidamadiisa kala baxay dalalka dhaca geeska afrika oo soomaaliya ay kamid tahay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: 120 Askari Oo Ciidamada Millatariga Itoobiya Looga Dilay Oromia.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -30-04-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada