Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Madaxweynaha Jabuuti Oo Sheegay Inay Somalia Marti-gelin Doonto Wixii Ka Dhacay Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Madaxweynaha Jabuuti Oo Sheegay Inay Somalia Marti-gelin Doonto Wixii Ka Dhacay Afghanistan.

October 3, 2023

Ismaaciil Cumar Geelle oo ah madaxweynaha dowladda Riddada Jabuuti ayaa sheegay inay Soomaaliya geli doonto xaalad amni oo halis ah, bilaha soo socda sababo ku aaddan dhimista ciidamada Afrikaanta ee laga saarayo waddanka.

Hadalkan ayuu ka sheegay wareysi uu siiyey Telefishanka lagu magacaabo TRT, wuxuuna sheegay in ugu yaraan kooxda Riddada ay u baahan tahay in laga aqbalo saddex bil ee ay codsatay si loo diyaar garoobo, islamrkaana loo heli ciidamadii bedeli lahaa askarta Afrikaanta ee laga daabulayo wadanka.

Murtad Geelle ayaa sheegay in Soomaaliya ay martigelin doonto wixii ka dhacay dalka Afghanistan markii ay baxeen ciidamada Mareykanka iyagoo aanan diyaar garoobin.

“Bilahan soo socda waa kuwa khatartooda leh, haddii aan xal loo helin waxaan arki doonnaa Inay Soomaaliya marti geliso wixii ka dhacay Afghaanistaan markii ay ciidamada Mareykanka isaga baxeen waddankaas, iyadoo aan diyaar garow jirin, tan ayaa ka daran oo burburin doonta dhamaan rajadii ay dadku qabeen, sidaas darteed waxaan u baahanahay ugu yaraan saddex bilood, si aan u aqbalno in ciidamada Afrikaantu ay ku noqdaan dalalkooda,” ayuu yiri Geelle.

Hadalka murtad Geelle ayaa imaanaya iyadoo dhawaan uu buuq ka dhashay 3,000 oo askari oo ka tirsan isbaheysiga saliibiga ah ee ATMIS oo lagu waday in bishii lasoo dhaafay laga saaro Soomaaliya.

Kooxda Riddada ah ayaa dalbatay in saddex bilood dib loo dhigo bixitaanka ciidankaas sida lagu qoray warqad uu la taliyaha amniga ee madaxweynaha kooxda Riddada Soomaaliya u diray golaha ammaanka ee ururka QM.

Midowga Afrika oo ka carooday warqadaas ayaa kooxda Ruddada ku canaantay inay sameeyeen khalad xagga protokoolka ah, ayna ahayd inay warqadda soo marsiiyan xafiiska midowga Africa ee Addis Ababa, cidda markaas kasdib golaha ammaanka usii gudbin lahaydna ay iyagu yihiin.

Golaha ammaanka oo soo kala dhexgalay khilaafka Riddada iyo isbaheysiga midowga Africa, ayaa hal bil u ogolaaday in dib loo dhigo bixitaanka ciidanka, halka kooxda Riddadana lagu amray inay la tacaamusho midowga Africa, si ay isula meel dhigaan qorshaha bixintaanka ciidanka.

Hadalka Geelle ayaa kusoo beegmaya iyadoo dowladaha gobolka ay walaac xoogan ka muujinayaan in lasoo gabagabeeyo howlgalka ATMIS iyadoo ay weli taagan tahay walaac amni ee laga qabo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaas oo haddii uu xoogeysto saameyn ku yaallan mandiqada oo idil.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mujaahidiinta Oo Howlgal Abaabulan Ka Fuliyay Deegaanka Baarsanguuni.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-03-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.

April 24, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada