Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyada Danab Oo Billaabay Inay Dalka Isaga Cararaan Kaddib Markii Saaxiibadooda La Laayay.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Danab Oo Billaabay Inay Dalka Isaga Cararaan Kaddib Markii Saaxiibadooda La Laayay.

January 2, 2025

Mowqica Hornobserver, ayaa daabacay warbixin ku saabsan halaagga murtad sarkaal ashahaada la dirir ah oo ka tirsanaa murtazaqada uu Maraykanku ku adeegto ee Danab loogu yeero, kaasi oo ku halaagsamay saxaraha lama degaanka ah ee Liibiya.

Sarkaalkan oo la oran jiray Ismaaciil Macallin Buule ayaa ka tirsanaa ciidanka Danab, waxay si gaar ah isugu dhawaayeen Xassan Tuurre taliye ku xigeenkii ciidankaasi Riddada ah iyo abaanduulihii ururkaasi, kaasi oo mujaahidiintu ay ku khaarajiyeen duullaankii barakaysnaa ee Galcad.

Murtadkan ayaa kamid ahaa saraakiil kooban oo si dirqi ah kaga badbaadday weerarkii Galcad oo dhacay 27-kii Jumaadul-aakhir, 1444 Hijri, waxaana uu sidoo kale ka qayb qaatay duullaano ashahaada la dirir ah oo Maraykanka uu kusoo qaaday wilaayaadka islaamiga ah ee Hiiraan, Galgaduud Sh/hoose iyo Sh/dhexe.

Mowqica ayaa sheegay in sarkaalkan ku halaagsamay saxaraha Liibiya uu ka mid ahaa maleeshiyadii murtadiinta Danab ee duullaanka ashahaada la dirir ah kusoo qaaday duleedyada degmada Buulo-burte, halkaas oo qaraxyo iyo dagaallo toos ahba lagula galay.

wuxuu intaas ku daray in murtadkan dhowr jeer ay soo gaareen dhaawacyo halis ah, waxaana ka mid ahaa howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen Sh/hoose 2022-kii, halkaas oo uu kasoo gaaray dhaawac culus.

Wuxuu ahaa nin ashahaada la dirir ah oo ka dhinac muuqan jiray saraakiisha sar sare ee maleeshiyaadka Danab, sawirro uu mowqicu faafiyay ayaa muujinayay murtadkan oo ku fooggan weeraro ka dhan ah dadka muslimiinta.

Wuxuu murtadkan ka mid ahaa saraakiil dhowr ah oo anfariir ka qaaday howlgallada ciidan ee mujaahidiinta sida weerarkii Galcad iyo kuwii kasii horreeyay, saaxiibkiisa Xassan Tuurre markii lagu dilay duullaankii Galcad ayuu usoo wareegay dhanka Sh/dhexe, wuxuu ka mid ahaa saraakiil iyo maleeshiyaad la dejiyay Jowhar.

Mowqica oo ilo kala duwan soo xiganaya ayaa sheegay in murtad Ismaaciil Macallin Buulle ay soo wajahday mushahar la’aan bilooyin ah, cunto la’aan, daryeel caafimaad la’aan, musuq-maasuq iyo nin jeclaysi.

Sarkaalkan oo ay ka muuqdaan dhaawacyada kasoo gaaray furimaha dagaal, dhagihiisana ka guuxayaan howlgalladii uu dirqiga kaga badbaaday ayaa ugu dambayn soo galay Muqdisho, halkaas kuma nabad geline, isagoo cabsi iyo baqdin darin ka muuqdaan ayuu miciin biday in uu Tahriibo, ugu dambaynna iska dhiibay kooxaha dadka Tahriibiya, isagoo safarkaas mugdiga ah ku jira ayuu ku bakhtiyay saxaraha lama degaanka ah ee Liibiya.

Murtadkan ayaa da’diisa lagu sheegay 27 jir, ilo kale ayaa sheegaya in uu u halaagsamay dhaawacyadii darnaa ee kasoo gaaray howlgallada millatari ee ciidamada mujaahidiinta, Ismaaciil Buulle kaliya ma ahan, balse waxaa jira saraakiil kale oo ka tirsanaa Gorgor, Danab iyo ururada kale ee murtadiinta, kuwaas oo markii ay u adkeysan waayeen jaxiimada dagaalka ee la geliyay isku shubay saxaraha Liibiya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Podcast Iyo Rugcadaa Muddo Dheer Soo Taagnaa Fagaaraha Tacliinta.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-07-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada