Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyada Liyuu Booliska Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Deegaan Ka Tirsan Dhulka Soomaali-galbeed.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Liyuu Booliska Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Deegaan Ka Tirsan Dhulka Soomaali-galbeed.

August 26, 2025

Wararka ka imaanaya dhulka soomaaligalbeed ee ku jira gummeysiga dowladda Xabashida Itoobiya ayaa sheegaya in markale halkaas uu cadowgu ku xasuuqay dad shacab sacboolay ah.

Maleeshiyaadka murtadiinta ee Liyuu Booliska Xabashida ayaa shalay dad shacab ah ku laayay degmadda Dhannaan ee Gobolka Shabbeelle oo katirsan dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos-jira gumaysiga Xabashida Itoobiya.

Warar horu-dhac ah ayaa xaqiijiyey in hal qof oo ahayd gabar ummul ah ay ku geeriyootay rasaas toogasho ah oo ay ciidamadu ladhaceen shacabka degmada Dhanaan halka 3 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen rasaasta ay si cadawtinimo ah u fureen maleeshiyaadka Liyuu Booliska ee maamulka maqaar-saarka ah ee Xabashidu ay ka samaysatay Soomaali-galbeed.

Shacab gadoodsan ayaa lagu soo warramayaa in ay isugu soo baxeen tuullada Shiniile iyo degmadda Dhanaan, kuwaas oo si weyn uga hor yimid tacaddiyada foosha xun ee maamulka daba-dhilifka ah ee Mustafe Cagjar iyo maleeshiyaadkiisu ay ka wadaan degaannadaasi.

Xaaladda degmada Dhanaan ayaa si weyn u cakiran, waxaanay wararku tibaaxayaan in maleeshiyaad fara badan lagu daad-gureeyey halkaasi kuwaas oo rasaas nool nool u adeegsanaya shacabka masaakiinta ah ee deggaankaasi ku dhaqan.
Muqaallo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinayay ciidamada murtadiinta Liyuu Booliska oo shacabka tooganaya.meydad iyo dhaawacyo goobta daadsan waxaana adkaa in dhaawacyada si dhaqsi ah goobta looga qaado sababa laxiriira rasaasta dhacaysay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidanka Liyuu Booliska xabashida ay dumarka kufsanayaan islamarkaana ay raafayaan dhalinyarada gaashaan qaadka ah waxayna ula dhaqaaqeen dhanka magaalada Jigjiga, odayaasha deegaanka ayaa waxa ka dhacay ku sifeeyay xasuuq bahalnimo ah.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in kumanaan maleeshiyaad gurmad ahaan looga diray Jigjiga ay gaareen degmada Dhanaan waxaana laga cabsi qabaa in ay geystaan gabood fallo hor leh.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-03-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-02-1448-Hijri

July 27, 2026
Akhriso Faahfaahinta Weeraro Lagu Laayay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahinta Weeraro Lagu Laayay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

July 27, 2026
Xaaladaha Dhimasho Cudurka Ebola Ee Koongo Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.
  • Allposts
  • Warar

Xaaladaha Dhimasho Cudurka Ebola Ee Koongo Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada