Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyada Xasan Gurguurte Oo Ku Biiray Colaad Ka Taagan Luuq.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Xasan Gurguurte Oo Ku Biiray Colaad Ka Taagan Luuq.

July 6, 2024

Dagaal ku billowday gacan ka hadal dhex maray maleeshiyo ka tirsan murtadiinta ayaa maalinkii labaad oo xiriir ah ka soconaya degmada Luuq ee ka tirsan gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa yimid markii askar ka tirsan maamulka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabay Jubbaland ay isku rasaaseeyeen bartamaha saldhigga degmada Luuq, askari ka tirsan millatariga Riddada ayaa halkaas lagu dilay, dilka askarigaas kadib waxa uu dagaalku isku beddelay mid qabiil.

Ugu yaraan saddex qof kale oo laba ka mid ah ay yihiin shacab ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dagaalka ka billowday murtadiinta ee isku rogay qaab beeleedka, taasi oo tirada guud ka dhigtay inka badan 4 xubnood.

Dagaalka oo galay maalintii labaad ayaa kusii fiday magaalada, waxaana dab la qabadsiiyay suuqa dharka ee degmada Luuq, muuqaallo laga soo qaaday suuqaasi ayaa muujinayay suuqa dharka oo intiisa badan basbeelay.

Guddoomiyaha maamulka ashahaada la dirirka Jubbaland ugu magacaaban gobolka Gedo, murtad Cabdullaahi Shimbir ayaa xaqiijiyay in dagaalka ay ku biireen gabi ahaanba maleeshiyaadka kooxda Riddada Xasan Gurguurte ee ku sugan degmada Luuq.

24 saacadood kaddib xaaladda degmada Luuq ayaa ah mid kasii daraysa, waxaa xiran isku socodka magaalada iyo midka ganacsiga, maamulka Riddada ah ee degmada iyo kan kooxda Riddada ayaa dhankooda wada abaabulka la isaga hor keenayo bulshada magaalada.

Maamullada Riddada ah ee ay saliibiyiintu ka dhisteen dalka, ayaa inta badan horseeda dagaal beeleedyada lagu hoobto ee dhex mara qabaa’ilka Soomaaliyeed, waxaana taasi daliil u ah dagaal beeleedka ay xilligan ka hurinayaan gobollada kala ah Bay, Sh/hoose, Sh/dhexe, Galgaduud iyo Mudug ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Somalia.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -30-12-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -30-12-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Safar-1448-Hijri.

July 29, 2026
Kooxda Gurguurte Oo oo Xaqiijisay In Reegalbeedku Ka Jirteen Lacag Nus Milyan Dollar Ka Badan.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo oo Xaqiijisay In Reegalbeedku Ka Jirteen Lacag Nus Milyan Dollar Ka Badan.

July 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-02-1448-Hijri.

July 29, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada