Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyo Ka Goostay Maamulka Deni Oo Ku Biiray Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Ka Goostay Maamulka Deni Oo Ku Biiray Kooxda Gurguurte.

January 14, 2026

Maleeshiyo ka tirsanaa maamulka ashahaada ls dirirka ah ee Puntland, kuna qalabaysan gaadiidka dagaalka, ayaa maanta ka baxay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kuwaas oo isku dhiibay kooxda Riddada ah ee uu hoggaamiyo murtad Xassan Gurguurte.

Maleeshiyadaan oo la oran jiray Danab kana mid ah maleeshiyada maamulka uu hoggaamiyo murtad Siciid Cabdullahi Deni ayaa ka goostay maamulkaasi, waxayna gaareen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo uu ka dhisan yahay maamul Ridda ah oo daacad u ah kooxda Riddada ah ee fadhigeedu yahay Muqdisho.

Wasaaradda waxay ugu yeeraan gaashaandhigga Riddada, ayaa xaqiijisay in maleeshiyadan ay qayb ka yihiin ciidankeeda, kana soo goosteen Garoowe oo xarun u ah maamulka Deni, soona gaareen magaalada Laascaanood, halkaas oo murtad Xasan Gurguurte uu qorsheynayo in uu socdaal ku tago maalmaha soo socda.

Dhankiisa taliyaha watay maleeshiyadan oo lagu magacaabo Jimcaale, ayaa hadal kooban oo uu warbaahinta siiyay markii ay soo gaareen Laas-caanood ku sheegay in maleeshiyadiisa ay amarkiisa ku shaqayn doonaan Firdhiye oo ah madaxa maamulka Riddada ee fadhigiisu yahay Laascaanood.

Waxay tani kusoo beegmaysaa xilli khilaafka kooxda Riddada Soomaaliya iyo maamulka ashahaada la dirirka Puntland uu cirka isku sii shareeray, horay na kooxda murtad Xassan Gurguurte u sheeganaysay inay maleeshiyo daacad u ah u joogaan degaannada uu ka arrimiyo maamulka murtad Deni, wallow uu sheegashadaasi iska diiday maamulkaasi.

Maleeshiyadan ku biiray kooxda Riddada Soomaaliya, ayaa horay mucaarad ugu ahaa Siciid Cabdullaahi Deni, waxayna dagaallo uu dhiig ku daatay kula galeen magaalada Garoowe maleeshiyo daacad u ah Siciid Deni.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-07-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-07-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-12-1447-Hijri

June 4, 2026
Dowladaha Reer-galbeedka Oo Cadaadisyo Adag Gurguurte Ku Saaraya Joojinta Dagaallada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dowladaha Reer-galbeedka Oo Cadaadisyo Adag Gurguurte Ku Saaraya Joojinta Dagaallada Muqdisho.

June 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-12-1447 Hijri.

June 4, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada