Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyo Kala Taabacsan Mucaaradka Iyo Gurguurte Oo Ku Dagaallamay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Kala Taabacsan Mucaaradka Iyo Gurguurte Oo Ku Dagaallamay Duleedka Muqdisho.

June 7, 2026

Xilli kooxda riddadu isku dayayso inay hub-ka-dhigis ku samayso mucaaradka ayaa habeennimadii xalay, waxa uu dagaal culus ka dhacay duleedka magaalada Xamar, gaar ahaan deggaan u dhaxeeya deggaanka Gubadleey ee gobolka Banaadir iyo degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii maleeshiyaadka riddadu ay jidka u galeen kolonyo maleeshiyaad ah oo taabacsan Wasiirkii hore ee Amniga murtad Cabdullaahi Maxamed Nuur, kaas oo shalay kooxda Villa Soomaaliya kala wareegtay hoteel uu ku lahaa magaalada Muqdisho.

Sida ay xogtu tibaaxayso, maleeshiyaadkan ayaa weerarka dhabbo-galka ah la kulmay xilli ay marayeen inta dhaxaysa deggaanka Bashaqle iyo Warsheekh, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Dagaalkan ayaa sida la sheegay lagu soo af-jaray muddo kooban kadib markii dhirbaaxo kulul lagu dhuftay maleeshiyaadka riddada, kuwaas oo rabay inay hubka iyo gaadiikaba kala wareegeen maleeshiyaadka Cabdullaahi Maxamed Nuur.

Kolonyada maleeshiyaadka siyaasigan oo la sheegay inay tiradoodu gaareysay dhowr iyo toban baabuur ayaa safarkooda horey u sii watay kadib markii ay jebiyeen maleeshiyaadkii Gurguurte, waxaanay gaareen degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Kooxda riddada ayaa wadda hawl-gal ay doonayso inay hubka kaga dhigto mucaaradka, waxaanu Cabdullaahi Maxamed Nuur oo shalay askar hubaysani ay la wareegeen hoteelkiisa, uu sheegay in qorshahani uu yahay mid lagu burburinayo goobtiisa ganacsiga laguna boobayo hantida dhex taalla.

Dagaalkan ayaa kusoo aadaya xilli khilaafka Guguurte iyo siyaasiyiinta mucaaradku uu cirka isku sii shareeray, isla markaana kooxda riddadu ay saacadihii lasoo dhaafay si adag ugu hanjabtay siyaasiyiinta mucaaradka kuna amartay inay soo wareejiyaan hubka hadii kalena tallaabo adag laga qaadi doono.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-12-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Dulxijah-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 12, 2026
Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.
  • Allposts
  • Warar

Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.

September 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 0-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 0-04-1448-Hijri.

September 12, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada