Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Digniin Culus U Diray Muwaadiniintiisa Ku Sugan Gudaha Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Digniin Culus U Diray Muwaadiniintiisa Ku Sugan Gudaha Itoobiya.

October 8, 2026

Dowladda saliibiyadda Maraykanka ayaa digniin amni oo ay soo saartay ku sheegtay in bishan lagu jiro ee Octoobar ay suuro-gal tahay in ay dhacaan weerarro ka dhan saldhigyada ciidanka millateriga ee dowladda Xabashida Itoobiya.

Safaaradda Mareykanka ee caasimadda Addis Ababa ayaa sheegtay inay la socoto xog ku saabsan khatar la xiriirta weerarro laga yaabo in loo adeegsado gantaallada riddo dheer, kuwaas oo lagu bartilmaameedsan karo saldhigyada ciidamada Itoobiya.

Muwaadiniinta Maraykanka ee ku sugan gudaha Itoobiya ayay safaaraddu uga digtay inay u safraan gobollada Amxaarada, Tigreega iyo Canfarta, iyadoo intaa ku dartay in xaaladda amni ee deegaanadaasi ay tahay mid u baahan feejignaan dheeraad ah.

Sidoo kale muwaadiniinta Maraykanka ee hadda ku sugan gobolladaasi ayay safaaraddu kula talisay inay si degdeg ah uga baxaan goobaha ay ku sugan yihiin haddii ay helaan waddooyin ama fursado ammaan ah oo ay naftooda ku badbaadin karaan.

Si kastaba ha ahaatee, isticmaalka gantaallada ridada dheer ee Maraykanka ka sanqariyey ayaa sare u qaadaysa walaaca laga qabo in haddii weerarradu dhacaan ay saameyn ku yeelan karaan xarumaha ciidamada iyo sidoo kale dadka rayidka ah ee ka ag dhow goobaha militariga.

Digniintan ayaa kusoo aadaysa xilli xaaladda amni ee waqooyiga Itoobiya ay cirka isku sii shareertay, isla markaana saacadihii lasoo dhaafay cutubyo ka tirsan ciidamada Eretariya ay gudaha u galeen qaybo ka mid ah gobolka Tigreega.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Podcast: Maxay Salka Ku Heysaa Colaadda Kasoo Cusboonaatay Itoobiya?.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

Related Stories

Akhriso Weeraro Khasaaare Culus Lagu Gaarsiiyay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Deni Iyo Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Khasaaare Culus Lagu Gaarsiiyay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Deni Iyo Gurguurte.

November 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-06-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-06-1448-Hijri

November 23, 2026
Maleeshiyada Gurguurte Oo Askar Looga Dilay Deegaan Hoostaga Matabaan.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Gurguurte Oo Askar Looga Dilay Deegaan Hoostaga Matabaan.

November 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.

November 15, 2026
Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.

November 12, 2026
Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).

November 12, 2026
DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada