Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maxaabiista Ku Xiran Xabsiyada Dalka Maraykanka Oo Intooda Badan Qaadanaya Diinta Islaamka.(Warbixin)
  • Allposts
  • Warar

Maxaabiista Ku Xiran Xabsiyada Dalka Maraykanka Oo Intooda Badan Qaadanaya Diinta Islaamka.(Warbixin)

October 26, 2017
Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2017-10-26 06:11:13Z | |

Tvga CNN ee laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa booqday xabsiyada ku yaala dalka Maraykanka ee lagu xiro dad Ameerikaanka ah ee loo qabto kiisas kala duwan oo ka dhan ah dastuurka dalkaas, kuwaas oo marka Xabsiyada ay galaan qaadanaya diinta Islaamka.

Maxaabiista ayaa xabsiyada gala iyagoo Nasaar ah, qaarkood maba heystaan wax diin ah, balse marka ay Xabsiyada galaan ayaa Allaah hanuuniyaa, iyagoona noqda dad Multizimiin ah oo diinta Islaamka qaatay.

Muuqaal kooban oo horudhac ah ayuu baahiyay tvga CNN, waxaana lagu arkayaa tobanaan maxaabiis ah oo qaatay diinta Islaamka, kuwaas oo garka deystay, islamarkaana duruus sharci ah isku dhigaya.

Waxaa la arkayaa iyagoo Maxaabiistu si jamaaci ah u gudanaya Salaadaha, taas oo ay soo bandhigeyso Kaamirada CNN.

Wariyada booqatay Xabsiga ayaa su’aal waydiineysa maxaabiista oo ah inta qof ee Muslim ka ah, waxaana intooda ugu badan ay taagayaan gacanta.

Mid kamid ah Maxaabiista oo la waydiiyay waxa Maxaabiista ku dhaliyay iney qaataan Islaamka ayaa sheegay in Islaamku uu ogolaanayo iney noqdaan rag dhab ah.

Maxbuus kale ayaa Muxaadaro u jeedinaya maxaabiista kale, wuxuuna sheegayaa in Islaamka uu qof banii aadamka ahi uu bedelo, islamarkaana qalbigiisa nadiifiyo.

Muuqaalkan oo la filayo in saacadaha soo socda uu baahiyo Tvga CNN ayaa la filayaa in lagu soo gudbiyo sheekooyin xiiso badan iyo waraysi dhaadheer oo maxaabiista lala yeesho, waxaana arintan ay tahay mid farxad leh.

Inta badan Maxaabiista ku xiran xabsiyada Maraykanka ee gaalada ah ayaa loo qabtaa falal dembiyeedyo ay ku kaceen sida iyagoo dad dilay, iyagoo Drugs mamnuuc ah soo geliyay dalka, iyo arimo kale.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Cadow Dibille Ee Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Maxkamada WI Jubbooyinka Oo Fulisay Xad Rajmi Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada