Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Midowga Gaalada Africa Oo Mugdi Geliyay Jiritaanka Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Midowga Gaalada Africa Oo Mugdi Geliyay Jiritaanka Isbahaysiga AUSSOM.

April 13, 2025

Xilli tan iyo dhamaadka sannadkii tagay uu aad isku soo tarayay dhaqaale la’aanta baahsan ee uu wajahayo howlgalka ashahaada la dirirka ah ee ay kuffaarta Afrikaantu kaga jiraan Soomaaliya, ayuu midowga gaalada Africa mugdi geliyay jiritaanka isbahaysiga cusub ee AUSSOM.

Sivuyile Bam, madaxa waxay ugu yeeraan howlgalka taageerada amniga ee isbahaysiga kuffaarta Afrikaanta ee AUSSOM, ayaa hadal uu jeediyay ku qiray dhaqaale la’aanta uu wajahayo isbahaysiga, isagoo intaa raaciyay in arrintaasi ay khatar wayn ku tahay sii jiritaanka AUSSOM.

Bam ayaa hadalkaaasi ka jeediyay kulan gaar ah oo golaha ammaanka ee urur gaaleedka Qaramada Midoobay ka yeesheen xaaladda Somalia, isaga oo xusay in howlgalka kuffaartu uu mugdi ku jiro.

Sivuyile Bam oo kulankaasi ka hadlayay ayaa yiri “Xaaladda maaliyadeed ee AUSSOM waa mid aad u xun, khatarna ku ah jiritaanka howlgalka.”.

Wuxuu soo hadal qaaday saamaynta xoogan ee isbahaysigiisu ku yeelatay lacag la’aanta haysata muddo 7 ilaa 9 bilood, wuxuu tilmaamay in baahida ugu wayn ee hadda haysataa ay tahay maal-gelin la’aan, dhibaatada dhaqaale ee uu howlgalkan ashahaada la dirirka wajahayana ay keentay niyad-jab aad u xooggan oo soo gaaray shaqaalaha iyo ciidanka AUSSOM.

Gaalada caalamka ayaa quus ka taagan duullaanka saliibiga ah ee ay kaga jiraan Somalia, Maraykanka ayaa horay u diiday qaraarka urur gaaleedka Qaramada midoobay ee lagu qiimeeyay dhaqaalaha ku baxaya howlgalka cusub ee kuffaarta Afrikaanta, guddoomiyaha guddiga xiriirka arrimaha debadda ee Senate-ka Mareykanka, gaalka lagu magacaabo Jim Risch ayaana si wayn kaga hor-yimid qaraarkaasi.

Risch ayaa ku dooday in qaraarka golaha ammaanka ee ururka qaramada midoobay uu keeni doono in Mareykanka lagu xiro waajibaad maalgelin oo joogto ah, taas oo uu sheegay in ugu dambeyn ay culays ku noqon doonta canshuur-bixiyeyaasha Mareykanka, wuxuu intaas ku daray in Maraykanka uu ku tacab beelay maalgelinta howlgalka kuffaarta Afrikaantu kaga jiraan Soomaaliya, lacago balaayiin dollar ahna ku bixiyay dagaalka ka dhanka ah Shabaabul Mujaahidiin, sidaas darteed na aysan wax natiijo ah kasoo bixin.

Urur gaaleedka midowga Yurub ayaa dhankiisa horay ugu dhawaaqay in maalgelinta howlgalka AUSSOM ay u muuqato mid isaga looga dhaqaaqay, sidaas darteed na aysan awoodin inay kali ku noqdaan bixinta kharashaadka ku baxaya Afrikaanta Somalia duullaanka saliibiga ah ku joogta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-10-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-10-1446-Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada