Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Millatariga Itoobiya Oo Inka Badan 110 Qof Ku Dilay Ismaamulka Axmaarada.
  • Allposts
  • Warar

Millatariga Itoobiya Oo Inka Badan 110 Qof Ku Dilay Ismaamulka Axmaarada.

February 3, 2024

Ciidamada millatariga Itoobiya ayaa xasuuqyo cusub ka gaystay deegaanka Axmaarada, halkaas oo sannadkii tagay uu ka billowday kacdoon aad u xooggan oo ka dhan ah dowladda uu hoggaamiyo Abiy Axmed, kaddib markii ay soo rogtay amarka lagu kala dirayo booliska gaarka ah ee ismaamullada waddankaasi.

Ilo wareedyo deegaanka ah ayaa xaqiijiyay in ciidamo ka tirsan millatariga Itoobiya ay in ka badan 50 qof oo shacab Axmaaro ah ku dileen magaalada Merawi ee dhacda woqooyiga Gojjam ee gobolka Axmaarada, wallow khasaaraha uu intaas ka badan yahay.

Magaalada xasuuqa ugu daran ay ka gaysteen ciidamada Abiy ee Merawi oo qiyaastii 35-km u jirta xaruunta gobolka Axmaarada ee Bahir-dar waxay dagaallo culus ku dhexmareen ciidanka millatariga iyo kuwa Faano, kadib markii ay millatarigu dhowr jiho weerar kaga qaadeen dadka deegaanka Axmaarada, kaasoo ay ku dhinteen dad badan.

Xafiiska xuquuqul insaanka Itoobiya ee xaruntiisu tahay Bahir-dar ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ilo kala duwan ay ka xaqiijiyeen weerar lagu dilay dad rayid ah oo aan hubaysnayn oo ku sugnaa magaalada Merawi, waxayna intaa ku dartay in dhacdadan xasuuqa ah ay dhacday dhowr maalmood ka hor, ilo dhanka caafimaadka ah waxay sheegeen in inta badan dadka deegaanka lagu dilay guryahooda, halka qaarna lagu dilay waddooyinka.

29-kii January 2024 waxaa magaaladan ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya kooxda Fano iyo ciidanka Abiy, waxay taas keentay in ciidanka millatarigu dilaan inka badan 115 qof oo Axmaaro ah oo aan hubeysnayn, kororka numberka dhimashada ayaa ah mid marba marka ka dambeeya sii kordhaya.

Xasuuqa ayaa lasoo waroyay in uu billowday kaddib markii ciidanka Fano ay magaalada isaga baxeen, ciidanka ayaa lasoo wariyay firxadka Fano kaddib inay bilaabeen inay dadka guri guri ugu galaan kuna dhex dilaan halka kuwa kale na ay wadooyinka ku dilayeen, sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah oo sheegay in weerarku socday dhowr saacadood oo xiriir ah.

“Markii hore waxay yimaadeen gurigayga oo ay baaritaan bilaabeen, laakiin markii aan u sheegay qofka aan ahay oo aan iri waxaan ahay nin baadari ah, waa ay baxeen. dabadeed na waxay galeen gurigii walaalkay oo way kaxeysteen, wuxuu intaas ku daray in walaalkii ay si bareer ah u dileen ciidanka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Cimran Khan Oo 7 Maalmood Gudahood Xukunkii Saddexaad Lagu Riday.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-07-1445-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada