Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Millatariga Sudan Oo Shaaciyay Inay RSF Ka Saareen Guud Ahaan Gobolka Khartum.
  • Allposts
  • Warar

Millatariga Sudan Oo Shaaciyay Inay RSF Ka Saareen Guud Ahaan Gobolka Khartum.

May 20, 2025

Taliska ciidanka millatariga Suudaan ayaa si rasmi ah u shaaciyay inay gacanta ku dhigeen guud ahaan gobolka Khartuum oo bilooyinkii lasoo dhaafay ay kula dirirayeen fallaagada uu Imaaraadku taageero ee RSF.

Afhayeenka ciidamada Suudaan, Nabiil Cabdullaahi Cali, oo akhrinayay bayaan kasoo baxay taliska ciidankiisa, ayaa sheegay in maleeshiyada Dacmu-sariic ay ka saareen gebi ahaanba magaalooyinka saddexda ah ee la isku dhaho gobolka Khartuum, gobolkana uu si dhamaysiran ugu soo dhacay gacantooda.

Bayaanka kasoo baxay ciidanka Suudaan ayaa nuqul ka mid ah waxaa lagu yiri “Waxaan maanta si rasmi ah ugu dhawaaqaynaa in wilaayada Khartum si buuxda looga sifeeyey joogitaanka maleeshiyada Doglo, isla markaana caasimaddeenna qaran laga nadiifiyey wasakhda fallaagada iyo kuwa taageersan,”, bayaanka oo sii socda waxaa lasii raaciyay :Waxaan xaqiijineynaa in gobolka Khartum uu noqday mid gebi ahaanba ka maran fallaagada.”.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay ciidamada dowlada dabadhilifka ee Suudaan ayaa kusoo beegmaya xilli maanta isla taliskaan uu shaaciyay in ciidankooda ka taqadumayeen koonfurta iyo galbeedka Umu-durmaan.

La wareegitaanka gobolka Khartum ee ciidamada millatariga ayaa ka dhigan guul kale oo usoo hoyaray ciidamada Suudaan iyo jab xoog leh oo la gaarsiiyay maleeshiyada uu Imaaraadku baritaaro ee Janjawiidka, kuwaas oo bilooyinkii lasoo dhaafay noqday kuwa guul-darro u joog ah oo laga saaray gobollo iyo magaalooyin badan.

Bishii Ramadaan ee lasoo dhaafay ayay ahayd markii caasimadda Khartum sida madaxtooyada iyo taliska ciidamada laga saaray maleeshiyadan, gobolkan Khartum ayaa ka kooban saddex magaalo oo wayn sida Khartum oo ah magaalo madaxda iyo Umu-durmaan iyo Khartum Baxri.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-11-1446 Hijri.
Next: Akhriso Faahfaahinta Madaafiicda Lagu Garaacay Xalane Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Related Stories

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026
Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada