Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo La Wareegay Labo Degmo Oo Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo La Wareegay Labo Degmo Oo Muhiim Ah.

October 21, 2017

Wararka laga helayo dalka Afghanistan waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Dhaalibaan ee Imaarada Islaamiga Afghanistan ay la wareegeen degmooyin Muhiim ah.

Ciidamada Mujaahidiinta  Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa dagaallo culus kadib si buuxda ula wareegan gacan ku heynta degmooyinka Shl-gar iyo Shibkoh oo ah degmooyin istiraatiiji ah waxeyna ku kala yaalaan Bariga iyo Galbeedka dalka Afghanistan.

Dagaalka ciidamada Mujaahidiinta ay kula wareegeen gacan ku heynta degmada Shalgar waxaa lagu daahfuray Camaliyad Istish-haadiyo ah uu fuliyay Mujaahid ka tirsan Kabiitada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Camaliyadda oo loo adeegsaday gaar Xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayuu Istish-haadiga bartamaha kala galay dhismaha xarunta maamulka ee degmada waxaa la xaqiijiyay in gabi ahaan dhismahaasi dhulka lala simay.

Camaliyadda kadib waxaa degmada Weerar ku qaaday ciidamada Mujaahidiinta iyagoona degmada kasoo galay dhowr jiha,waxaa gudaha degmada ka dhacay dagaal culus oo muddo kooban socday.

Ugu dambeyntii ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada,dagaalka inta uu socday waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday tobaneeyo ka tirsan maleeshiyaatka maamulka Kaabul ee lagala wareegay gacan ku heynta degmadaasi.

Dhanka kale ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ah Afghanistan ayaa dagaal culus oo loo adeegsaday hubka culus iyo midka fudud ku qaaday degmada Shibkoh ee gobalka Farah ee Galbeedka dalka Afghanistan.

Weerarkan waxey ciidamada Mujaahidiinta sigaar ah ugu qaadeen difaacyada maleeshiyaatka Ashraf Gani ay ka sameysteen gudaha iyo duleedka degmada,iyadoona dagaalkan uu socday muddo Saddex saac oo xiriir ah.

Dagaalkan waxaa lagu dilay Tobaneeyo ka tirsan saraakiisha iyo maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Kaabul ugu magacawnaay degmada Shibkoh,waxeyna ugu dambeyntii ciidamada Mujaahidiinta si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmadaasi.

Ciidamada Imaarada Islaamiga ee la wareegay degmada Shibkoh ayaa gacanta ku dhigay bakhaarkii hubka degmada iyo saanad kale oo ay degmada kaga carareen maleeshiyaatka Ashraf Gani.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan dagaal xoogan kula wareegeen gacan ku heynta magaalada Istiraatiijiga ah ee Macruuf oo ka tirsan gobalka Qandahaar ee dalka Afghanistan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Sarkaal Lagu Dilay Oo Dalka Yemen Ka Dhacay.
Next: Fu,aad Xuseen Oo Lagu Dilay Konfur Afrika.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri

April 21, 2026
Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada