Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo Dagaal Kadib La Wareegay Saldhigyada Iyo Degmada Ceeldheer
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Dagaal Kadib La Wareegay Saldhigyada Iyo Degmada Ceeldheer

June 8, 2024

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee saaka weerarada cagmarinta ah kula jarmaaday saldhigyada maleeshiyada Riddada ee degmada Ceel-dheer ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, waxay Allaah fadligiis dagaal xooggan kaddib si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta saldhigyada afarta ah ee ay weerarada ku ekeeyeen.

War kooban oo taliska ciidanka mujaahidiinta kasoo baxay ayaa lagu xaqiijiyay in mujaahidiintu Allaah fadligiis cagta mariyueen illaa 4 saldhig oo murtadiintu kaga sugnaayeen gudaha iyo duleedka magaalada Ceeldheer, dagaal culus kadibna ay si buuxda gacanta ugu dhigeen dhamaan saldhigyadaasi afarta ah.

Dagaal kaddib waxaa mujaahidiinta sidoo kale u suuragashay inay gudaha u galaan gacantana ku dhigaan degmada Ceeldheer kaddib uu Allaah jebiyay maleeshiyaadkii murtadiinta ee duullaanka ashahaada la dirirka ah ku joogay magaaladaasi.

Akhriso warka taliska ciidanka:ciidamada Mujaahidiinta ayaa cagtma mariyay si buuxdana ula wareegay dhamaan afartii saldhig ee ay cadawga murtadiintu ku lahaayeen gudaha iyo duleedka degmada Ceeldheer ee bariga wilaayada Galguduud. Mujaahidiinta ayaa sidoo kale gudaha u galay gacantana ku dhigay degmada Ceeldheer kadib markii murtadiinta la jebiyay.

Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa sheegay in ciidamka Riddada ah ee ku sugnaa deegmada Ceeldheer ay ahaayeen afar urur oo kala deganaa afar saldhig, 2 urur oo ka mid ah ayuu talisku sheegau inay ahaayeen ciidamadii Riddada ee lagu soo tababaray dalka Masar, hal urur wuxuu ahaa ciidamada uu Turkigu tababaray ee loogu yeero Gorgor, halka ururka afaraad uu ahaa ciidamo qaab ashaamud ah oo iskugu jira kuwa qaab beeleed loo soo aruuriyay iyo waxa loogu yeero macawiisleey. Guud ahaan tirada ciidamada cadawga ee ku sugnaa Ceeldheer waxay gaarayeen in ka badan 1,200 oo askari.

La soco wixii soo kordha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiinta Oo Cagta Mariyay Saldhigyada Ceeldheer.
Next: Dhagayso Nabaddoon Xaaji Roog Oo Bogaadiyay Cagmarinta Ceeldheer.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-11-1447-Hijri.

April 25, 2026
Akhriso Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Paistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Paistan.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada