Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo Ku Dhawaaqay Inuu Soo Gaba Gaboobay Howlgalka Hoteel Xayaat.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Ku Dhawaaqay Inuu Soo Gaba Gaboobay Howlgalka Hoteel Xayaat.

August 21, 2022

Waxaa soo dhamaaday hawgalkii ay ciidamada Al-Shabaab ka wadeen hoteelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho iyadoo ay sii korortay tirada khasaaraha ee ka dhashay weerarka.

Weerarka oo soo bilawday maqribkii Jimcaha ayaa soo gaaray barqanimadii Axada, taas oo ka dhigaysa hawgalkii ugu waqtiga dheeraa ay ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyaan gudaha Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho.

Taliska ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa warbaahinta u sheegay in hawgalku uu ku soo dhamaaday sidii loo qorsheeyay, ayna hadda ku mashquulsan yihiin tallaabooyinka kale ee xigi doona hawgalka.

Khasaaraha ka dhashay hawlgalka ayaa gaaraya ilaa 63 dhimasho ah, una badan ciidamadii kala duwanaa ee gurmad ahaanta loo keenay hoteelka, halka dhaawucuna uu gaarayo in ka badan 107 sida ay sheegatay Xarakada Shabaabu Mujaahidiin.

Burbur aad u xooggan ayaa ka muuqda dhismaha Hoteel Xayaat, kadib markii ciidamada DF ay sadexdii maalmood ee uu dagaalku socday hoteelka ku garaacayeen madaafiic waaweyn iyo qoryaha ka dhacada gaadiidka tiknikada ah. Waxaa kaloo jira miinooyin ay ciidamada DF ku xireen qaybo kamid ah hoteelka, kuwaas oo dhulka la simay inta badan dhismaha Xayaat.

“Qorshaha dagaal ee aan degnay dhawr weji ayuu lahaa. Weji kamid ah wuxuu ahaa inaan ciidamo gelino gudaha hoteelka, halkaas ay muddo dheer ka dagaalamaan, cadawgana khasaare xooggan gaarsiiyaan, kadibna tiro kamid ah ciidamadaas aan dib uga soo saarno hoteelka, halka qaar kale ay sii wadayaan dagaalka” Ayuu yiri sarkaalka ka tirsan Jihaazka Amniga Al Shabaab.

“Ciidanka aan ka soo saarnay gudaha hoteelka waxay hada gaareen goobo aamin ah oo aan u sii diyaarinay. Ciidamo kale ayaa weli ku jira gudaha Hoteel Xayaat. Wayna ku filan yihiin inay sii wadaan hawgalka inta uu Allaah na kala xukumayo anaga iyo cadawga murtadiinta ah ee aan halkaas kula dagaalamayno” ayuu hadalkiisa sii raaciyay sarkaalka ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Howlgalka Hoteel Xayaat Oo Galay Maalintii 3-aad.
Next: Dhageyso; Jawaasiis Lagu Toogtay Fagaaraha Kuunya-barow+Magacyo.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada