Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Howlgalkii Lagu Dilay Madaxii Howlgalinta Danab.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Howlgalkii Lagu Dilay Madaxii Howlgalinta Danab.

April 24, 2023

Warsaxaafadeed kasoo baxay maktabka warfaafinta ee Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa looga warbixiyay howlgal gaar ah oo khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho, kaas oo lagu beegsaday sarkaal sare oo ka tirsanaa wazaaradda Gaashaandhigga kooxda Riddada Somalia, sidoo kalena ahaa sarkaal hagayay diyaaradaha basaaska ah ee dowladda Maraykanka.

Bayaanka waxaa lagu sheegay in murtadkan oo tabobaro kala duwan kusoo qaatay waddanka Maraykanka uu ka mid ahaa saraakiil ay ku raad joogeen ciidamada mujaahidiinta Khamiistiina lagu beegsaday howlgal qorsheysan oo gaar ah kaas oo dhaawac culus uu kasoo gaaray balse uu dhaawacaasi u bakhtiyay habeenkii xalay.

“Iyadoo laga duulayo amarka Allaah ee ah in lala dagaalamo cadawgiisa, lana difaaco Diinta Islaamka, Waxay Mujaahidiintu – Allaah fadligiis – 29 kii bisha Ramadan 1444H, oo waafaqsaneyd 20 Abriil 2023 howlgal gaar ah ku beegsadeen Murtad lagu magacaabo Cabdicasiis Maxamed Maxamuud kaas oo ahaa mujrim ka mid ahaa madaxyo-weynta murtadiinta ee ay in Mujaahidiintu ku raadjoogeen”.

Bayaanka oo sii socda ayaa lagu yiri “Murtadkaan oo tababaro dhawr ah kusoo qaadatay wadanka Maraykanka ayaa xilligaan ku magacawnaa waxa loogu yeero taliye ku xigeenka howlgalada ee wazaarada gaashaandhiga kooxda ridada Soomaaliya, iyo madaxa howlgelinta murtazaqada Mareykanku leeyahay ee loogu yeero Danab. Wuxuu si gaar ah u qaabilsanaa hagidda diyaaradaha Drones-ka ee duqeymaha u geysta dadka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.

Mujaahidiinta oo si hoose ula socday xogta sarkaalkan iyo kaalinta uu ku leeyahay duullaanka saliibiga ah ee lagu soo qaaday dalkan Muslimka ah, ayaa Allaah fadligii waxaa maalintii Khamiista ee lasoo dhaafay u suuragashay inay howlgal gaar ah ku beegsadaan xilli uu ku sugnaa magaalada Muqdisho, dhaawac garaab ahna gaarsiiyaan. Xaley oo Isniin ah ayuu u bakhtiyey dhaawicii soo gaaray.

Khaarijinta murtad Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud, madaxii howlgelinta murtazaqada Danab, wuxuu mar kale muujinayaa in saraakiisha ridada iyo mujrimiinta ashahaado la dirirka ah aysan marnaba ka baxasan karin ciqaabta Allaah, isla markaana gacanta dheer ee Mujaahidiintu ay soo qaban doonto – Insha-Allaah – ama ha dhawaato ama ha dheeraato”

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo PDF.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -04-10-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-10-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada