Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Qaarad U_ekaha Hindia Oo Ka Tacsiyadeeyay Istish-haadka Sh Maxamed Mire.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Qaarad U_ekaha Hindia Oo Ka Tacsiyadeeyay Istish-haadka Sh Maxamed Mire.

December 30, 2024

Bayaan ay baahisay mu’assasada As Saxaab Arduu oo ku hadasha afka Mujaahidiinta Al Qaacida ee ka jihaada dhulka qaarad u ekaha Hindiya, ayaa looga hadlay Istish-haadka qaa’idkii Mujaahidka ahaa Sheekh Muxamad Mire Jaamac, oo dhawaan ku shahiiday duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday wilaayada Shabeellada hoose ee koonfurta Soomaaliya.

Kadib furfurasho  iyo hordhac, waxaa bayaanka lagu yiri, “waxaa ina soo gaaray khabarka murugada badan ee geerida qaa’id hogaamiye u ahaa umadda Islaamka, sidoo kalena ahaa xubin ka tirsan hoggaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ee Soomaaliya, kaasi oo ah Sheekha Mujaahidka ah ee Muxamad Mire Jaamac, oo ku shahiiday duqeyn ay fulisay diyaarad daroon ah oo ay leedahay Mareykanka, Wa’innaa Lillaahi Wa’innaa Ileyhi Raajocuun, ”Allahayow naga ajar sii musiibadeena, Kheyrna noogu badal ayaa lagu yiri qaybaha hore ee bayaaynka.

Intaas kadib waxaa bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Al Qaacidda ee qaarad u_ekaha Hindiya lagu soo hadalqaaday dhinac kamid ah waxqabadkii barakeysnaa ee Sheekh Maxamad Mire Jaamac mudadii uu saaxada jihaadka taagnaa.

”Sheekh Maxamed Mire Allaah ha u naxariistee wuxuu ahaa Waaligii wilaayaatka Islaamiga ah ee taabacsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, wuxuu noloshiisa 40 sano wax ka badan ku qaatay maydaanka dacwada iyo jihaadka, ugu dambayntii, Allaah ayaa u doortay inuu ka mid noqdo shuhadada, kadib nolol adag oo ay ku gadaamanyihiin haliso iyo mashaqo uu u huray waddada Allaah, waxaana lagu bartilmaameedsaday duqeyn saliibi ah oo uga timid cadowga Mareykanka.

Hase ahaatee waxaa Allaah mahadii ah in Allaah Sheekheena uu ku galladay khaatimo wanaagsan, sida aan Allaah uga rajeyneeno ayaa lagu yiri bayaankan kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida qaarad u ekaha Hindiya.

Isaga oo sii socda, waxaa bayaankan oo ay baahisay As-saxaab Urduu lagu yiri, ”Nolosha qofka Mujaahidka ah waxay ku dhamaataa khaatumadan wanaagsan weliba isaga oo raadinaya, waana khaatumada ku timaada dilka iyo shahaadada, la yaabna malahan oo shahaadada uu qofku shahiidayo ayaaba ah ciwaanka masiirada iyo mid kamid ah astaamaha muujinaya guusha iyo liibaanta Jihaadka loo wado Allaah dartii, waana tiir ay ku xoogoobeyso masiirada Jihaadka”  ayaa lagu yiri.

Waxaa sidoo kale bayaankan lagu diray baaq ku socda Mujaahidiinta oo ku aadan in lasii xoojiyo dacwada iyo dagaalka jihaadka ee ka dhanka ah Maraykanka iyada oo la adeegsanayo xoog, xikmad, iyo aragti fog, maadaama aysan suuragal ahayn in la dhaqangeliyo cadaaladda Islaamka ee uu hagayo nidaamka Shareecada oo uu hadafkiisu yahay dhisida khilaafada ku taagan dhabihii nubuwada intaba uu aduunkaan xooga ku heysto madaxa sharta caalamka ee Maraykanka.

Waxaa sidoo kale muhiim ah ayaa lagu yiri bayaanka, in la fahmo in Maraykanka iyo xulafadiisu ay ku guul darreysanayaan, ” Mid dhow oo saaxiib ah iyo mid fog oo cadow ahba ha ogaado in Mareykanka iyo xulufadiisu yihiin kuwa khasaaray oo ku hoogaya aduun iyo aakhiro.

Xukuumadaha ridada ah ee ku lugta leh dagaalka Suhyuu Saliibiga ee uu hogaaminayo Mareykanka ayaa loogu baaqay in ay ka fiirsadaan oo ay ka baxaan dagaalkaasi, maadaama ay tallaabadaasi ku jirto badbaadadooda ayaa lagu yiri.

Ugu dambeyn bayaanka, waxaa tacsi loogu diray Mujaahidiinta, Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda Islaamka.

“Gebogebadii, waxaan halkan uga tacsiyeynaynaa guud ahaan ummadda Islaamka, iyo Mujaahidiinta ku sugan dunida guudkeeda, sidoo kale waxaan utacsiyeyneynaa hoggaanka guud ee Al-Qaacidda, iyo Amiirka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda xafidahullaah, iyo dhamaan hoggaamiyaasha iyo ciidanka Mujaahidiinta.

Tacsiyadeenu waxay sidoo kale ku wajahantahay bulshada Soomaaliyeed iyo qoyska Sheekh Maxamad Mire iyo ahalkiisa.

Waxaana Allaah uga baryeenaa in shahaadadiisa uu ka aqbalo, hana geeyo Jannada ugu sarreysa, isaga oo dejinaya Anbiyada, Siddiiqiinta, shuhadada, iyo kuwa Saalixiinta ah, Aamiin ayaa lagu soo afmeeray bayaankan oo ay saacadihii lasoo dhaafay baahisay As-Saxaab Urduu, islamarkaana kasoo baxay hogaanka sare ee Mujaahidiinta Qaacidatul Jihaad ee qaarad u eekaha Hindiya.

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo PDF Ah.

Ama Hoos Ka Akhriso Bayaanka Oo Qoraal Ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Xafladda Furitaanka Jaamacadda Al-Qimmah Faraca Kuunyo Barow.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-06-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada