Ciidamada Mujaahidiinta jamaacada Nusratul-islaam Wal-muslimiin, ayaa gacanta ku dhigay talisyo ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidanka dowladaha Riddada ee Niger iyo Burkiina Faaso.
Howlgalka koowaad oo dhacay saaka, ayay ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam ku qabsadeen laba saldhig oo kuyaal Toroodi oo ka tirsan gobolka Talaabeeri ee dalka Nayjar, waxaana halkaas isaga cararay maleeshiyaadkii ku sugnaa ee Riddada Niger.
Howlgalka labaad, ayay ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islam wal-muslimiin kula wareegeen gacan ku haynta saldhig ciidan oo kuyaal deegaanka Yaango oo ka tirsan gobolka Kaaya ee dalka Burkiina Faaso, waxaana halkaas laga saaray maleeshiyadii Riddada ee halkaasi ku sugnaa.
Howlgalladan ka dhacay dalalka Nayjar iyo Burkiina Faaso ee talisyada ciidan lagula wareegay ayaa kusoo beegmaya, xilli Mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam ay wadaan howlgallo lagu xididdo-siibayo maamullada dawaaqiidda ah ee ka jira galbeedka qaaradda Afrika.