Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Pakistan Oo Qiratay In Ku Dhowaad 20 Askari Looga Dilay Dagaal Ay Lagashay Imaarada Islaamiga.
  • Allposts
  • Warar

Pakistan Oo Qiratay In Ku Dhowaad 20 Askari Looga Dilay Dagaal Ay Lagashay Imaarada Islaamiga.

February 28, 2026

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaannada kulaala xuduud beenaadyada ay wadaagaan wadamada Afghanistan iyo Pakistan.

Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixisay khasaaraha ka dhashay duullaan garadarra ah oo ciidamada xukuumadda Riddada Pakistan ay ku qaadeen qaar kamid ah wilaayaatka Islaamiga ah.

Wasaaradaha warfaafinta iyo arrimaha gudaha xukuumadda Islaamiga ah ayaa sheegay in ciidanka Imaarada ay si adag uga jawaabeen weerarada cudwaaniga ah ee ka yimid dhanka Pakistan.

Ku dhowaad 7 ruux shacab ah ayey ciidanka Pakistan ku dileen duqeymo culus oo ay ka geysteen magaalooyin ay kamid yihiin Kaabuul iyo Nangarhaar.

Dabiixullaahi Mujaahid oo ah afhayeenka Imaarada Islaamiga ah ayaa warbaahinta usheegay in ciidanka Pakistan ay shacabka rayidka ah u adeegsadeen hubka culus.

wuxuu carraabay in ciidamada Mujaahidiintu ay lawareegeen tobaneeyo saldhig oo ay ku sugnaayeen ciidamada Pakistan, Imaarada Islaamiga waxay tafaasiisha ay ku bixisay ku caddeysay in 11 askari ay uga shahiideen dagaalka halka cadowga ay ka dishay labaatameeyo askari.

Dhinaca kale dowladda Riddada Pakistan ayaa qirtay in 18 askari looga dilay dagaallada ay lagaleen Imaarada Islaamiga Afghanistan islamarkaana waxyeello xooggan lagaarsiiyay saldhigyo dhowr ah.

Saraajudiin Xaqaani oo ah wasiirka arrimaha gudaha Afghanistan ayaa ku eedeeyay xukuumadda Pakistan in ay duullaan gardarro ah kusoo qaadday Imaarada Islaamiga ah iyo shacabkeeda wuxuuna ku goodiyay in Imaaradu ay nafiir dagaal gelin doonto ciidankeeda isagoo xukuumadda Riddada Pakistan uga digay sii wedidda falalka cadowtooyo ee ka dhanka ah muslimiinta Afghanistan.

Tan iyo markii ay Mujaahidiintu lawareegeen talada Afghanistan ayay sirdoonka Pakistan geysanayeen weeraro arbushaad ah oo ay ku wiiqayaan nidaamka islaamiga ah ee dalka ka hana qaaday,falanqeeyaasha ayaa aamisan in tallaabooyinka ay qaadayso Pakistan uu gadaal kasoo riixayo Mareykanka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 11-Ramadaan-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-09-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-10-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-10-1447 Hijri.

April 16, 2026
Akhriso Xogta Weeraro Lagu Dhiigbixiyay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Lagu Dhiigbixiyay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

April 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Shawaal-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Shawaal-1447-Hijri

April 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada