Ciidamada Guutada Qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha dalka Soomaaliya, waxay howlgal qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Buulo’burte, halkaas oo ay ku weerareen sarkaal ka tirsan sirdoonka murtadiinta.
Qarxa ayaa si gaar ah u beegsaday guri uu degmadaasi ka deggan yahay Taliyaha Zaadka ee maleeshiyaadka Riddada NISA ee degmada Buulo-burte, murtadka laagu magacaabo Maxammed Carab, balse qaraxaasi waa uu ka badbaaday.
Wararku waxay intaasi ku darayaan in qaraxa burburiyay gurigii uu degganaa sarkaalka murtadka ah ee qaraxa lala eegtay, waana mid ka mid ah weerarada ciidamada Mujaahidiintu ay sida gaarka ah ugu beegsanayaan saraakiisha sirdoonka Riddada ee Ashahaada la dirirka ah.