Ciidamada nujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah la eegsteen hoogya uu taliyaha canshuurta ee maamulka Riddada ee deegaanka Garasbaaley ka daganyahay xaafada Xoosh ee degmada Dharkenley ee ka tirsan magaalada Muqdisho.
Gaariga guddoomiyaha oo xilliga qaraxa guriga yiillay ayaa gubtay, guriga la beegsadayna burbur xooggan ayaa soo gaaray, balse murtadka madaxa canshuuraha ee deegaanka Garasbaaley ayaa si dirqi ah ayuu kaga badbaaday qaraxa la doonayay in isaga lagu dilo.
Howlgalkan ayaa qayb ka ah weerarada gaarka ee ay mujaahidiintu ku beegsadaan madaxda iyo saraakiisha kooxda Riddada iyo kuwa maamul goboleedyada ashahaada la dirirka ah, kuwaas oo ku lug leh duullaanka ashahaada la dirirka ah ee lagu soo qaaday umadda Soomaaliyeed ee muslimka ah.