Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Xiriir Ah Oo Ka Dhacay Xuduud Beenaadka Kenya Iyo Somalia Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Xiriir Ah Oo Ka Dhacay Xuduud Beenaadka Kenya Iyo Somalia Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.

March 8, 2017

Kenya kamiinKhasaara xooggan ayaa ciidamada ciidamada dowlada Nasaarada Kenya kasoo gaaray qaraxyo xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay lagula beegsaday xad beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Wararka ka imaanaya deegaanka Lamu ayaa sheegaya in illaa Afar qarax lagula beegsaday ciidamo ka tirsan melleteriga KDF iyo shaqaale Kenyaan ah oo xilligaasi ku howlanaa dhismaha wadda jid cadda ah.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa lagu sheegay in qaraxyo is xigxiga melleteriga Kenya ay kula beegsadeen xuduud beenaadka ay ku gubeen Afar gaari oo laba kamid ah ay ahaayeen gaadiid melleteri.

“Afar askari oo ka tirsan saliibiyiinta Kenya ayaa ku baqtisay qaraxyo ka dhacay xuduud beenaadka Sagaal askari kalane oo Kenyaati ah dhaawacyo ayaa soo gaaray”ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa sidoo kale baahisay in gaadiidka la gubay uu kamid ahaa cagaf cagaf iyo wiish ka qeyb qaadanayay dhismaha waddo ay ciidanka Kenya ka falayeen wadada xiriirisa deegaanka Kulbiyoow iyo Kaambooni.

Dhinaca kale dowladda Nasaarada Kenya ayaa xaqiijisay in halka askari looga dilay qaraxyada halka 5 Askari ay uga dhaawacmeen qaraxyo shalay lagula beegsaday deegaanka Laamu.

Wargeyska The Star ee kasoo baxa magaalada Nairobi oo soo xiganaya saraakiil ka tirsan booliska ayaa sheegay in qaraxyada khasaaraha dhaliyay ay gaarayeen laba qarax kuwaasi oo loo adeegsaday miinooyin dhulka lagu aasay.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay waxay sheegayaan in weeraradan ay dhaceen xilli ciidanka Kenya ay ku howlanaayeen dhismaha waddo jid cadda ah kadib markii ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ay jareen waddooyinkii ay saadka isku marsiin jireen melleteriga Kenya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dil Iyo Qarax Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.
Next: Gudoomiyaha Degmada Luuq Oo Qarax Lala Beegsaday.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada