Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Roobab Daadad Wata Oo Ka Da’ay Muqdisho Iyo Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay.
  • Allposts
  • Warar

Roobab Daadad Wata Oo Ka Da’ay Muqdisho Iyo Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay.

May 10, 2025

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka da’ay roobab xooggan oo muddo saacado ah da’ayay, kaasi oo dadku si wayn ugu diirsadeen, waxaa sidoo kale roobabkaas ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jira mid nafeed iyo mid hantiyeed.

Roobabka oo ahaa kuwa daadad wata ayaa saacado badan da’ayay sida ilo wareedyo magaalada ku sugan xaqiijiyeen, waxaa halkaas ka dhashay khasaare nafeed oo marba marka ka dambeysa sii kordhaya, waxaa dadka geeridooday ee la xaqiijiyay ka mid ahaa hooyo iyo canugeeda, kuwaas oo lasoo wariyay in uu ku dumay guri ay ka degganaayeen degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale dadka qaar waxay wararku sheegayaan inay biyuhu la tageen, kuwaas oo lasoo wariyay in qaarkood goor dambe lasoo saaray maydadkooda, taasi oo sare usii qaadaysa maydadka, waxaa sidoo kale roobabkii xoogganaa ee ka da’ay caasimadda ka dhashay burbur hantiyeed.

Waddooyin muhiim ah ayaa burburay sida laga dheehan karo sawirro iyo muuqaallo lasoo tabiyay, meelaha ay sida wayn u saameeyeen daadadka waxaa ka mid ah degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir, waddooyinka qaar ayay biyuhu degeen oo kala xireen isku socodka dadka iyo gaadiidka, halka guryaha qaarna ay dumeen.

Meelaha ay daadadku saameeyeen waxaa sidoo kale ka mid ah, gigidda diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halaas oo ay biyo buux dhaafiyeen goobaha ugu muhiimsan, sida qeybta dadka lagu baaro, xarumaha shirkadaha, qeybta ay dadka musaafiriinta ah ku sugaan diyaaradaha iyo xafiisyo kale oo kuyaal garoonka.

Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxay eedeymo culus u jeediyeen kooxda Ridada, iyagoona ku eedeeyay inay ka qaado canshuuro xad dhaaf ah oo joogto ah, sidaas oo ay tahay na aysan waxba ugu qaban.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Muuqaalka Sida Maleeshiyada Gurguurte loogu Jabiyay Duleedka Sabiid.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1446 Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026
Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada