Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiisha Mareykanka Ee Africa Oo Boosaaso Heshiis Kula Saxiixday Siciid Deni.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Mareykanka Ee Africa Oo Boosaaso Heshiis Kula Saxiixday Siciid Deni.

August 3, 2026

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari bari waxaa gaaray wafdi ka socday dowladda saliibiyadda Mareykanka oo isugu jiray saraakiil ciidan iyo diblumaasiyiin.

Siciid Cabdullaahi Deni oo ah hoggaamiyaha maamulka ashahaadda ladirirka isku magacaabay Puntland oo wafdiga kulan laqaatay ayaa ka codsaday in laga gacansiiyo ladagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada oo loola jeedo muslimiinta.

Saraakiisha American-ka ah ee Boosaaso gaaray ayaa maamulka Siciid Deni uballan qaaday in si gaar ah ay ula macaamili doonaan maamulkiisa ayna ka taageeri doonaan dhanka dhaqaalaha iyo amniga.

Qodobada kale ee heshiiskan ashahaadda ladirirnimo dhigayo waxaa kamid ah in laballaariyo garoonka diyaaradaha Boosaaso oo lagu daro qeyb ay degaan askarta saliibiyiinta Ameerikaanka.

Wafdigan ayaa horay usoo maray magaalooyinka Kismaayo,Muqdisho iyo Hargeysa oo ay ka jiraan maamullo Ridda ah oo reergalbeedka kala qeyb qaata duullaanka lagusoo qaaday shacabka Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidanka Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa wareysi uu bixiyay daba yaaqadii isbuucii lasoo dhaafay wuxuu ku sheegay in ay ka daaleen taakuleynta kooxda Riddada Soomaaliya isagoo muujiyay in ay xoojin doonaan maamullada shisheeyaha la shaqeeya ee dalka ka jira.

Saraakiil American ah ayaa lagasoo xigtay in ay dib usoo celin doonaan nidaam uu dejiyay maamulkii Obama oo dhigayay in Mareykanku si toos ah ula macaamilo maamul goboleedyada iyadoo ladaciifinayo ama hoos loo dhigayo awoodda kooxda Riddada Soomaaliya.

kusoo biir barteenna Telegram si aad hesho dhacdooyinka deg degga ah👇👇 https://t.me/+sKIg9zjdWQBhYTdk

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 20-02-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-Safar-1448-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 18, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-04-1448-Hijri.

September 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-04-1448-Hijri

September 17, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada