Howlgal ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabaab ka fuliyeen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, waxay ku dileen sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka loogu yeero Asluubta Riddada, kaas oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Xasan Cismaan.
Sarkaalkan ashahaada la dirirka ah ee dhegta dhiigga loo daray, ayaa dhibaato u gaysan jiray maxaabiista muslimiinta ee lagu tacdiibayo xabsiyada kooxda Riddada Soomaaliya ee kuyaal magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba ee wilaayada Baay, ayaa lala eegtay gaari uu la socday taliyaha saldhigga Booliiska magaalada Baydhabo, murtad Aadan Moora-gaabey, sarkaalkaas ayaa ka badbaaday qaraxa, balse waxa uu khasaare soo gaaray ilaaladiisa, iyadoona uu burbur uu soo gaaray gaariga uu la socday.