Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Dowlada Kenya Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Dowlada Kenya Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

May 24, 2017

Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in goordhow uu ka dhacay weeraro khasaara xooggan dhaliyay.

Weerarka ayaa lagu beegsaday kolonyo gaadiid ah oo gelbinayay guddoomiyaha magaalada Mandheere ugu magacaaban dowladda Nasaarada Kenya.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegtay in ay beegsatay gaadiid uu la socday Cali Roobo oo ah guddoomiyaha magaalada Mandheere, sida ay baahisay Idaacadda Islaamiga Andalus guddoomiyaha la weeraray ayaa si dirqi ah ku badbaaday balse waxaa laburburiyay gaari dagaal oo ay la socdeen ciidamo katirsan Booliska Kenya.

Weerarka ayaa ka dhacay meel ku dhow deegaanka Lafeey ee hoostaga degmada Mandheera, sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah gabi ahaanba waxaa burburay gaari dagaal oo ay ciidamo la socdeen.

Dowladda Nasaarada Kenya waxay qiratay in weerarka lagu qaaday Cali Roobo ay ku dhinteen 5 askari oo katitsan ciidamada Booliska ee ilaalada u ahaa guddoomiyaha badbaaday.

Warar hoose ayaa sheegaya in Cali Roobo xilligii la weerarayay uu kusii jeeday deegaan uu ka socday Ololaha doorashada ee Axzaabta siyaasiyiinta Kenya ku mashquulsanyihiin.

Waa weerarkii 2-aad oo maanta oo kaliya ka dhaca gudaha gobolka loo bixiyay ‘Waqooyi Bari’ ee Kenya gumeysato, weerar saaka ka dhacay duleedka deegaanka Libooye waxaa lagu dilay 5 askari balse dowladda Kenya ayaa qiratay dhimashada 3 askari.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal American Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Qunduuz
Next: Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Muqdisho Ka Dhacday.

Related Stories

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.

August 24, 2026
Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada